Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalladda SOSCENSA oo Qabatey Kulan la Tashi ah oo ku aadan Shirwaynaha la...

Waxaa Hotelka Plaza ee Magaalada Muqdisgho lagu qabtey Kulan la tashi ah kaasoo ay soo qaban qaabisey Dalladda SOSCENSA waxaana looga doodayey Shirka la filayo in lagu qabto Magaalada London ee Cariga...

View Article


Dowlada Federaalka oo Faahfaahin ka bixisey Maamulada loo sameynayo Gobolada...

iyo Warar Goos Goos ah oo ku saabsan Soomaaliya – iyo Wakiilka Xarakada Alshabaab ee Gobolada Bay iyo Bakool oo u Digey Odeyaashii ka qayb qaatey Ansaxinta Dastuurka

View Article


Nina Hooskiisa Ma Harsado

Dadka halabuurka curiya intooda badan waxtarkooda ma helaan, waxaana suurtowda iyagoo ka saboolsan iney ka geeriyoodaan, dad kalena ay ka hodontoobaan fikirkooda. Halabuurayaasha curiya fikradaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Saxafadeed: Xisbiga Shacabka Soomaliyeed: Soomaliya Soomali Baa Leh

Xisbiga Shacabka Soomaliyeed wuxuu u jeedaa in uu dhibsaday dhibaatooyinka badan ee ka dhacaya dalka oo ay ka mid yihiin dagaalada ka socda dalka ee aan loo aabayeeleyn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warshad Cusub oo la Magacbaxdey Rajo Consturction oo soo Saarta Dhagaxa...

Munaasibad Xarigga looga Jarayay Warshad Cusub oo soo saarta Agabka Dhismaha kala duwan oo dhawaan Dalka la keenay ayaa Maanta xarigga laga Jaray. Warshaddan oo la Magac Baxday Rajo Construction...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dowlada Itoobiya ku Qanciyey in Ciidameeda ku...

Markii uu Raiisul Wasaaraha Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu booqdey Wadanka Itoobiya gaar ahaan Magaalada Adis –Ababa ayaa warar aan helney waxay sheegayaan in Raiisul Wasaare Saacid uu Dowladda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lacagtii Dowladda oo Tabeelayaal u Dhamaatey !!

Anigoo Hormaraya Agagaarka lamabar Afar ayaa waxaan ku leexdey nin aan Dadiisa ku qiyaasey in uu jiro 45 Sanno waxaa markaa ku Mashquulsan yahay Boor halkaa ku yaal oo ku qornaa “Madaxweynaha iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Dalka Dib Ugusoo Laabtay, Kana Warbixiyey...

“safarka aan ku aaday Norway waxa aan aheyn wafdi ballaaran oo waxaa I wehliyey gudoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah oo ilaa hada halkaasi shaqo ugu maqan, ujeedaduna waxey aheyd inaan mataaneyno...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xidhibaan Cabduqaadir Sandheere “ Arrinta Kismaayo Waxay Dabadda la Gashey...

Dowlada Norway :Waxaa Tihiin Norwegian, Soomaalina waa tihiin Norway Dan weyn bay ka leedahaya Soomaaliya. Kulan ay isugu Yimaadeen Qaar ka mid Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa...

View Article


SOOMAALIYA IYO ’SYKES- PICOTKA’ CUSUB

Allaah baa Mahad leh. Ammaan iyo Nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato! Suxufiga caanka ah ee wax ku qora Shaashadda Caalamiga ah ee Al-Jazeera, lana yiraahdo Xamdi Cabduraxmaan ayaa dhawaan...

View Article

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan oo Sheegay Inaan Laga harayn Fal Toogasho oo...

iyo Warar Goos Goos ah oo ku saabsan Soomaaliya iyo In ka Badan Labataan Sano Kaddib Hay’adda IMF oo Oggolaatay Xubinimada Soomaaliya. iyo Somaaliland oo sheegtey in aysan Gorgortan ka geli Doonin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed oo cambaareeyey dilka Weriye Habeeb...

Cambaarayn dilkiii weriye Maxamed Xasan Xabeeb iyo Prof. Maxamed Maxamuud Afrax oo ahaa Guddoomiyaha Golaha Qareenada Soomaaliyeed iyo Avv. Cabdikariin Gorod oo labadoodaba lagu xasuusto dadaalkii ay u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nadwadii cilmiga ahayd ee 11-aad oo caawa ka Bilaabatay Masjidka Al-rowda ee...

Nadwadii sanadlaha ahayd ayaa caawa ka bilaabatay masjidka Al-rowda ee magaalada Boosaaso, cinwaanka guud ee nedwada ayaa sanadkan ah “ Ismaamka iyo Qabyaaladda” waxaana ka qaybgelaya qaar kamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Goobtii Qaxyadu Ka Dhaceen Iyo Dhaawacyadii La...

Waxa booqasho ku tagay maxkamadda gobolka Banaadir oo ahayd udub dhaxaadkii qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnihii la socday ayaa sidoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taliyihii Ciidamada Booliska oo Warqadii Iscasilaada u Gudbiyey Madaxweynaha...

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Generaal Shariif Shiikhunaa Maye ,ayaa Warqadii Iscasilaada u Gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud Sida ay baahiyeen Qaar ka mid Warbaahinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qoys isku Haystey Dhaxal oo ku Geeriyoodey Weerarkii lagu qaadey Maxkamada...

Qoyska oo ka koobnaa Afar Qof ayaa waxay Maxkamada u tegeen sidii loogu qaybin lahaa Dhaxal la sheegey in ay isku haysteen , waxaana lagu waramey in Qoyskaas ay Taagnaayeen Iridda Hore ee laga galo...

View Article

Iskumilanka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka waa Lug iyo Luqun Isi Suran

Sharciyadii Talyaaniga ayaa Soomaaliya loo soo minguuriyey markii ay xoriyada ka qaadatay 1960, waxaana ka dhashay dhaqangelinta xeerarkaas in la qaato qaabdhismeedka baarlamaanka Talyaaniga iyo kan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiyada Cadaalada iyo Garsoorka iyo Guddiga Amaanka oo Baarlamaanka...

Fadhiga Baarlamaanka oo maalmahanba waday dhagaysiga Warbixino ay soo gudbinayeen Guddiyada Baarlamaanka ayaa Arbacadii waxaa warbixinadooda la dhagaystay Guddiyda Baarlamaanka ee Cadaaladda iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tartan K/Cagta ah iyo Ciyaaro Dhaqameedyo lagu soo Gabagabeeyey Degmada...

Ciyaartan K/Cagta ah ee ka dhacday Degmada afgooye ayaa loogu magacdaray Koobka isdhexgalka Bulshada & Nabadeynta Degmad Afgooye , waxaana soo qabanqaabiyey ururka u dooda Xuquuqda Dhalinyarada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zakeriye Yuusuf wuxuu Dhashay isagoo Dhabarka ka Daloola

Maalmo ka Dibna isku Bedeshay wax u eg Buro wuxuu u Baahan yahay Gargaar Deg Deg ah Zakeriye Yuusuf Xasan Barre wuxuu Dhalan yahay mudo 6 Maalmood ah, markii Dibadda looga soo saaray Caloosha...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live