Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka oo Gaarey magaalada Garbahaarey
Odayaasha Garbahaarey xaqiijiyay inay diyaar la yihiin inay ku wareejiyaan hantidii dawladda iyo xarumihii ay dawladdu laheyd, si loogu adeego bulshada. Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo...
View ArticleXukuumada oo heshiis la gashay Ahlusunna Koofur Galbeed, maamul KMG ahna u...
Iyadoo socdaal mudo labo maalin ah qaatay ay ku yimaadeen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax...
View ArticleXarunta SOSCENSA oo ka Dhacdey Kulan la Tashi ah oo ku Aadan Hal Milyan oo...
Iyadoo Dhawaan Dowladda Federaalka ay ku dhawaaqdey in Seddexda Sanno ee Soo Socota Waxbarasho Lacag La’aan ah sii doonto Caruur gaareysa Hal Milyan ayaa Kulan Wadatashi ah oo ku aadan Mashuurcaasi...
View ArticleJawaari “Baarlamaanka Marnaba ma Ogolaan doono in Faragelin ama Faafreeb lagu...
Waxaa Hotelka Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad ku aadan Sannad Guurradii Koowaad ee ka soo wareegtey Idaacadda Dalsan , waxaana Munaasbadaas ka qayb galey Gudoomiyaha Baarlamaanka ee...
View ArticleMu’tamarkii 1aad ee Kampala oo soo gabgaboobay
Waxaa caawa la soo gabagabeeyay mu’tamarkii dacawiga ahaa ee 1aad ee kampala oo soo billowday 29/3/2013, kulamo Diimeedkaas[Nadwa] taasi oo ay ka qeyb galeen Guud ahaan Soomaalida ku nool dalkan...
View ArticleShirkadda Central Air oo Muddo Gaaban Horumar ka sii Gaareysa Duulimaadyada...
Tan iyo markii Xukuumaddii Dhexe ee Soomaaliya ay meesha ka baxday waxaa Gebi ahaanba la waayay oo iyaguna Daaqadda ka baxay Adeegyadii kala duwanaa ee Xukuumaddu u qaban jirtay Shacabka, sida...
View ArticleShirdoon oo Gaarey Jabuuti, kuna sii jeeda Itoobiya, Uganda iyo Burundi
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo maanta la kulmay madaxweynaha Jabuuti, kalana hadlay xaaladda dalka Jabuuti, April 03.2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax...
View ArticleGuddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo u...
Dowladda Noway oo Dooneysa in ay Dib u soo Nooleysa Heshiiskii Fashilmey ee Dhinaca Badda Waftiga Jawaari waxaa uu ka kooban yahay 17 Xubnood oo ay Shan iyo Toban ay yihiin Gudoomiyayaasha Guddi...
View ArticleDawladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti
50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa loo adeegsado xamuulka ciidanka ayaa waxaa guddoomay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Shirdoon ayaa maanta ka guddoomay dawladda...
View ArticleItoobiya iyo Kenya oo dadaal ugu jira sidii Xuduudka Badda Soomaaliya loogu...
Itoobiya, Kenya, Shiikh Xasan iyo Cumar C/rashiid ma u hir geli doontaa in ay xudduuda badda Soomaaliya kusoo koobaan 12 mayl, oo baabi’iyaana xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37 oo dhigaya in...
View ArticleWafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaaray Caasimadda Dalka...
iyo Xildhibaanada kala ah Cumar Furdug, Amiin Aloow Iyo Maxamed Omar oo lagu soo dhaweeyay Wadanka Sweden … Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
View ArticleObama renews sanctions against Somalia despite new government
President Obama informed Congress on Thursday of his intention to renew sanctions against Somalia despite the country forming a central government for the first time in 22 years. The Obama...
View ArticleObama oo Cusboonaysiiyey Cunaqabatayntii Saarnayd Soomaaliya in kasta oo ay...
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Khamiistii waxa uu aqalka Congress-ka Maraykanka la socodsiiyey in uu doonayo in ay sii socoto cunaqabatayntii saarnayd Soomaaliya in kasta oo ay jirto in...
View ArticleDhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran
May 07, 1979, markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, waxaan ahaa mas’uulkii loo magacaabay inuu noqdo sii...
View ArticleDhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la...
Beenta: Soomaaliya ma leh 200 mayl oo Dhul-badeed ah… Xaqiiqada Jirta: Laga soo bilaabo 1972 beesha caalamku waxay qadarinayeen Xeerka Soomaaliya ee No. 37, xeerkaas oo xagga sharci ahaan la mid ah...
View ArticleMadaxweynaha DFS oo kormeer ku sameeyay xarumaha tababarka Ciidamadda...
Waxaa uu kormeer ku sameeyay xarumaha tababarka Ciidamadda Xoogga Dalka ee Jazeera iyo School Polizio (General Kaahiye). “Soomaaliya Soomaali baa leh, waana anaga. Waxaana u dhaaranay in aan difaacno...
View ArticleShirdoon oo Lagu Fariisiyey Kursigii…
Shirdoon oo Addis Ababa kaga qaybgalaya “munaasabadan lagu soo bandhigi doonaa waxqabadkii Meles Zenawi” iyo dhismaha hay’adda loogu magac daray Meles Zenawi oo lagu magacaabo (Melese Foundation)…
View ArticleRa’iisal Wasaaraha oo kulan horudhac ah la qaatay dhiggiisa dalka Yugandha
“Waxaan idiinkugu nimid inaan dardargelino howlaha sugida ammaanka iyo xasilinta dalka, anagoo wadna qorsheyaal cusub oo aanu dooneyno inaan si buuxda ula kaashano AMISOM oo Yugandha kaalinta ugu weyn...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway,...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway ayaa xalay casho sharaf u sameeyey wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka ayadoo sidoo kalena uu Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa ay maanta tageen xarunta Baarlamaanka...
View ArticleXildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo si weyn u Dhleeceeyey Maamulka ay...
iyo Qarax ka Dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose - Wararka naga soo gaaraya Degmada Af Gooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Suuqa lagu Iibiyo Lo’da oo ku...
View Article