Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Xarunta SOSCENSA oo ka Dhacdey Kulan la Tashi ah oo ku Aadan Hal Milyan oo Caruur ah oo la Siinayo Waxbarasho Lacag La’aan ah

$
0
0

oday
Iyadoo Dhawaan Dowladda Federaalka ay ku dhawaaqdey in Seddexda Sanno ee Soo Socota Waxbarasho Lacag La’aan ah sii doonto Caruur gaareysa Hal Milyan ayaa Kulan Wadatashi ah oo ku aadan Mashuurcaasi lagu qabtey Xarunta SOSCENSA ee Magaalada Muqdisho ,waxaana kulankaan lagu martiqaadey Xubno ka kala socdey Daladaha Waxbatshadaee gaarka loo leeyahay , Jaamacadaha Dalka,Wasaaradda Adeega Bulshada Qaybteeda Waxbarashada iyo Masuuliyiin ka tirsan Hayadda SOSCENSA .waxaana Kulankaan Wadatashiga ah oo looga Hadley Doorka Daladaha Waxbarashada Madax banaan ee ay ka qaadan karaan Hirgelinta Barnaamijka Halka Milyan ah oo Waxbarasho laca


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles