Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Itoobiya iyo Kenya oo dadaal ugu jira sidii Xuduudka Badda Soomaaliya loogu soo koobi lahaa 12 mayl, iyo Dawladda Shiikh Xasan oo arrintaas u dhega nugul

$
0
0

shiikh-xasan2Itoobiya, Kenya, Shiikh Xasan iyo Cumar C/rashiid ma u hir geli doontaa in ay xudduuda badda Soomaaliya kusoo koobaan 12 mayl, oo baabi’iyaana xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37 oo dhigaya in xuduud baddeedka Soomaaliya yahay 200 mayl badeed oo ah TERRITORIAL WATERS.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles