Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

SOOMAALIYA IYO ’SYKES- PICOTKA’ CUSUB

$
0
0

Allaah baa Mahad leh. Ammaan iyo Nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato! Suxufiga caanka ah ee wax ku qora Shaashadda Caalamiga ah ee Al-Jazeera, lana yiraahdo Xamdi Cabduraxmaan ayaa dhawaan daabacay qoraal dheer oo uu ugu magac darey Soomaaliya iyo ’Sykes- Picotka cusub’.

Taariikh ahaan Hawraarta ama kelmadda Sykes-Picot, waxa ay ka timid heshiish dhexmarey Ingiriiska iyo Faransiiska intii uu socday waxa reer Galbeedku ugu yeeraan dagaalkii koowaad ee adduunka, ee lagaga soo horjeeday dowladdii Islaamiga ahayd ee Cismaaniyiintii iyo Jarmalka oo gacansaar la lahaa.

Waxa dhacday in labadan dal ee aan soo xusay ay heshiis Qarsoodi ah la galeen Mashaa’ikhdii Carabta horjoogaha u ahayd iyaga oo ka dhadhaadhicinaya in ay gooni isu taagaan, kana hoos baxaan maamulka Khallifada Cismaaniyiinta, si ay suurtagal u noqoto in danaha labadan dal uu u hirgalo.

Heshiiskaa w


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles