Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

War Saxafadeed: Xisbiga Shacabka Soomaliyeed: Soomaliya Soomali Baa Leh

$
0
0

gaandhiXisbiga Shacabka Soomaliyeed wuxuu u jeedaa in uu dhibsaday dhibaatooyinka badan ee ka dhacaya dalka oo ay ka mid yihiin dagaalada ka socda dalka ee aan loo aabayeeleyn qofna,barakaca,dilka,dhaca,kufsiga,xaalufinta deegaanada,qabyaalada,laaluushka,qaraabakiilka,ay ka mid ahaayeen qaadacu dariiqa, ay ka mid ahaayeen tuugada,ay ka mid ahaayeen waxa nidaam xumada ah,ay ka mid ahaayeen diin la’aanta iyo iimaan la’aanta ka dhacday wadanka,oo ay ka mid ahaayeen ninkasta in uu u dareeray xaaraanta isagoo xalaasha ka wareegsanaya ee ogna ay tahay Xukun sidii xaqa ahaa oo in lagu wado oo ay aheyd i


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles