Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Nina Hooskiisa Ma Harsado

$
0
0

Dadka halabuurka curiya intooda badan waxtarkooda ma helaan, waxaana suurtowda iyagoo ka saboolsan iney ka geeriyoodaan, dad kalena ay ka hodontoobaan fikirkooda. Halabuurayaasha curiya fikradaha siyaasada waxtar la,aanta waxaa u wehlisa eedeymo loo soo jeediyo iyo dhaliilo shaqsiyadiisa lagu dhaawacayo amaba naftiisa ay ka soo gaarto waxyeelo. Waxaa sida badan adag in fikir lagu sameynayo isbedel bulsho aysan si dhaqso ah uga hirgelin bulshada dhexdeeda waayo xaqiiqda jirta oo shaqeyneysa lama dhexgeliyo aragtida cusub, waxaana ka dhasha in dadku ay iska caabiyaan aragtida cusub oo soo geleysa, si mitidana ay ugu adkeystaan ku dheganaanta wixii ay hore ugu dhaqmayeen in kasta oo ay arkaan wax badan oo gaboobey iney ku dhex jiraan. Bulshooyinka qaarna waa isbedel-diid, qaarna waa isbdel-doon. Isbedelka la


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles