Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday Goobtii Qaxyadu Ka Dhaceen Iyo Dhaawacyadii La Geeyey Isbitaal Madiina

$
0
0

qarax_shir1Waxa booqasho ku tagay maxkamadda gobolka Banaadir oo ahayd udub dhaxaadkii qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnihii la socday ayaa sidoo kale booqasho ku tagay isbitaalka Madiina oo lagu dabiibayo dhaawacyadii ka dhashay qaraxyadii fulaynimada ahaa ee kooxaha nabad diidka ah ay ku soo qaadeen maxkamadda gobolka Banaadir.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles