Madaxweynaha Soomaaliya oo abuuray Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed –...
Muqdisho, 27 August 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Xukuumada oo maanta kormeeray bixinta mushaaraadka...
iyo Madaxweynaha oo soo dhoweeyey wafdi ka socday QM & AU. “Shacabku waxey idinka sugayaan inaad badbaadisaan oo aad sharafkooda iyo karaamadooda illaalisaan” Muqdisho, August 29, 2013—-Ra’iisul...
View ArticleDowladda Norway oo si weyn u daneyneysa Shirka Adis-Ababa
Warar ku saabsan Shirka Dowladda Federaalka Maamulka Raaskambooni uga Socda Aadis Ababa - Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya waxay sheegayaa in halkaasi uu shir uga socdo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh “Inkastoo Cunaqabateyntii Hubka la qaadey hadana ma...
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlayey Warbaahinta Xukuumadda ayaa dhinacyo kala duwan Hadaladiisa ku Taab taabtay gaar ahaana Siyaasadda Xukuumadda ee Gudaha.Madaxweynaha ayaa ugu...
View Article35 Arday oo Daraasaadka Sare ee Jaamacada Muqdisho ka Qalin-Jabiyey
Waxaa Xaflad aad loo soo Agaasimay loo qabtay 35 Arday oo ka Qalin jabisay Jaamacada Muqdisho Qaybteeda Daraasaadka Sare (Postgraduate Program). Waxaana Waxbarashadan Tacliinta Sare oo ay iska...
View ArticleHAY’ADA CEWARN OO UGU DEEQDEY SOMALIA CEWERU QALAB ISUGU JIRA COMPUTERS IYO...
Hay’ada Conflict Early Warning Mechanism (CEWARN) oo ah Hay’ada ka Digta Colaadaha ka dhaca Xuduudaha Wadamada Xubnaha ka ah IGAD ayaa waxay ugu Deeqdey Hay’ada Somalia CEWERU oo ah iyana Hay’ad ka...
View ArticleHADDA IYO DAN | Qore: Axmad Cabbas (Gacma-Gaab)
Arar Jiritaanka Dawladda Puntland wuxuu kowsaday 1di July 1998, taasoo ku beegan maalinti la ansixiyay Axdigi Ku-Meel-Gaarka ahaa. Sidaas awgeed, maantay oo ah 31ka bisha Agoosto ee sannadka 2013...
View ArticleMaxaad kataaqaana Sh. Daahir Aways ?
Waxaan go, aansaday inaan warbixin kooban kaqoro sh. Xasan daahir aweys , qoraalkan waxaa igu kalifay inaan qoro, sedex arimood oo kala ah 1 waxaan ogaaday ummadda soomaiyeed inteeda badan inaysan...
View ArticleCabdi Cali Fiidow oo ku Gacan Seyray Xil ka Qaadistii Lagu Sameeyay.
Iyadoo maalinimadii shalay Kulan ay ku yeesheen Magaalada Dhuusa Mareeb ee Gobolka gal Gaduud Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Ahlu Sunna Wal Jamaaca ay xilkii kaga qaadeen Guddoomiyihii Guddiga...
View ArticleBanaanbax Lagu Taageerayo Heshiiskii Xukuumadda iyo Maamulka Jubba ee...
Dibadbax Ballaaran oo ay ka soo qayb galeen Degmooyinka Gobolka Banaadir soona Abaabuleen Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa ka dhacay Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada...
View ArticleMaamulka Puntland iyo Ahlu Sunna oo ku Gacan Seyray ka Qayb Galka Shirweynaha...
iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Bankiga Islaamka oo heshiis ku kala saxiixday magaaladda Jeddah ee Boqotooyadda Sucuudiga Iyadoo maalintii shalay Magaalada Muqdisho uu ka Furmay Shir loogu...
View ArticleKolonyo Gawaari oo Galbineysey Madaxweynaha Soomaaliya oo Dagaal Jidgooyo ah...
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelada Hoose waxay Sheegayaan in Kolonyo Gaadiid oo Galbineysey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ay wada u galeen Ciidamo ka tirsan Xarakada...
View ArticleDowladda Norway oo Malaayiin Doolar Siineysa Dowlada Federaalka si ay u soo...
Axmed Cismaan Inji “Dowladii Hore waxay Bixisey Baddii Dowladaanna waxay isugu Dartay Bad iyo Berri” - Heshiiskii Adis Ababa oo Faaiidooyin ugu jira Dowladda Norway. - Maxamed Xasan Xaad ” Shir...
View ArticleXukuumadda Sweden oo Soomaaliya ugu Yaboohday Afartan Milyan oo Doolarka...
iyo Cabdiraxmaan Faroole oo Sharddi ku Xiray Wada hadal ay la Yeeshaan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Wafddi ballaaran oo ay Hoggaaminayso Wasiirka Xiriirka Caalamka iyo Iskaashiga Dalka Sweden ayaa...
View ArticleMadaxweynaha oo Casho Sharaf u sameeyey ka qeybgalayaashii Shirka Siyaasadda
iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta booqasho rasmi ah ku yimid dalka Djibouti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa xalay xarunta Madaxtooyada...
View ArticleWADAR U-JIR | Dr. Saadiq Enow
Qeyb kamid ah dugaagga duur-joogta ah (sida shabeelka) marka ay ugaarsanayaan, waxay jilaan dhacdooyin taxan oo soo-jiidasho leh. Duur-gal iyo gabbasho, qo´aan-qaadasho, raacdo iyo booddo, duud...
View ArticleSafarkii Madaxweyne Xasan Shiikh ee Magaalada Marka oo lagu Tilmaamey Safar...
“Mar Hadii uu Ilaah iga soo Badbaadiyey waa Safar aan loo Laaban Doonin” Cabdulaahi Shiikh Xasan “Wasiirka Arrimaha Gudaha waxaan leeyahay Dalka Ma Joogo Xiligii Tododbaatameeyadii” Waxaa Dhawaan...
View ArticleSomaliya iyo EU da oo iska kaashanaya dhinaca amaanka badda
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha DFS oo ku saabsan iskaashi dhinaca ammmaanka badda oo dhexmaray DFS iyo Midowga Yurub ayaa u qornaa sidan: Warsaxaafadeed: 4 tii bishan September 2013,...
View ArticleMuqdisho: Qarax ka dhacay Village Market restaurant oo ay ku dhinteen 15 qof
Weerar isqarxin ah oo maanta (Sabti Sept 7, 2013) ka dhacay Village Market restaurant ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wararka ugu horeeya ee ka soo baxaya ay sheegeen in ay ku dhinteen ugu yaraan 15...
View ArticleShirkii 12-aad ee Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika oo ka...
Waxaa Axadii si rasmi ah uga furmay Masaajidka Abubakar As-Saddique Islamic Center ee magaalada Minneapolis, shirkii 12-aad ee golaha Imaamyada ee waqooyiga Ameerica. Ugu horayntii waxaa lagu soo...
View Article