Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Dowladda Norway oo si weyn u daneyneysa Shirka Adis-Ababa

$
0
0

Warar ku saabsan Shirka Dowladda Federaalka Maamulka Raaskambooni uga Socda Aadis Ababa -

Wararka naga soo Gaaraya Magaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya waxay sheegayaa in halkaasi uu shir uga socdo Dowladda Federaalka iyo Maalmulka Raas Kambooni ee uu Hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) waxaana Wada hadaladaas la doonaya in lagu Dhameeyo Xaalada ka taagaan Gobolada Jubbooyinka , waxaana kulankaan soo qaban qaabiyey Dowlada itoobiyaha.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles