Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo maanta kormeeray bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka oo ka bilaabtay Bankiga dhexe

$
0
0

iyo Madaxweynaha oo soo dhoweeyey wafdi ka socday QM & AU. “Shacabku waxey idinka sugayaan inaad badbaadisaan oo aad sharafkooda iyo karaamadooda illaalisaan”
dhexe02

Muqdisho, August 29, 2013—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa saaka kormeer ku tegay xarunta Bankiga dhexe ee Soomaaliya, halkaasoo ay ka soconeyso bixinta mushaaraadka shaqaalaha rayidka ee hay’addaha dawladda, sida Wasaaraddaha, iyo hay’addaha.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles