Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Maamulka Puntland iyo Ahlu Sunna oo ku Gacan Seyray ka Qayb Galka Shirweynaha Qaran iyo Tiigsiga Siyaasadda 2016 ee ka Furmey Muqdisho

$
0
0

higsi

iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Bankiga Islaamka oo heshiis ku kala saxiixday magaaladda Jeddah ee Boqotooyadda Sucuudiga
Iyadoo maalintii shalay Magaalada Muqdisho uu ka Furmay Shir loogu magacdaray ka hadalka Aayaha Soomaaliya iyo arrimaha Federaalka ayaa waxaa arrintaa ka hor yimid oo qaadacay Maamul Goboleedka Puntland.Axmed Shiikh Jaamac Wasiirka Warfaafinta iyo Is gaarsiinta Maamulka Puntland oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaan shirkaas lagala tashan isla markaana aan lagu soo wargelin qabsoomiddiisa haddii loo sheegi lahaana aysan kaba qayb gali lahayn.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles