Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Muqdisho: Qarax ka dhacay Village Market restaurant oo ay ku dhinteen 15 qof

$
0
0

Weerar isqarxin ah oo maanta (Sabti Sept 7, 2013) ka dhacay Village Market restaurant ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa wararka ugu horeeya ee ka soo baxaya ay sheegeen in ay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof.

Warsaxaafadeedyada laag soo saaray weerarkaas hoos ka akhri.

Ergygga-Gaarka ah ee Xoghayah-Guud ee Qarammadda Middobay u Qaabilsan Soomaaliya, Niklos Kay, oo ka hadlay weerarka isqarxinta leh ee ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, 7 Sebtember 2013- Ergaygga-Gaarka ah ee Xoghaya- Guud ee Qaramadda Middoby, Niklos Kay, ayaa cambaareeyay weerarka ismiidaaminta lahaa ee ka dhacay Muqdisho maanta gelinkii hore. Halkaas oo u dhoweed Tiyaaterka Qaranka. Sida la soo sheegay, qof isa- soo miidaamiyay iyo gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qarxiyay goob ay ka buuxeen dadka, halkaas oo ay ku taalo makhaayad caan ah oo ay dadka aad ujecelyihiin. Weerarkan waxa uu sababay khaasro far badan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles