Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halka Milyan Caruurta ah Ma Geedaha Hoostoodaa Wax Lagu Barayaa?

Tan iyo markii la Magacaabey Wasiirada Adeega Bulshda waxay markiiba ku Dhawaaqdey in Caruur Gaareysa Hal Milyan ay Wasaaradeeda siin doonto Waxbarasho lacag la’aan ah waxaana Mashruucaaan soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Idiris Xasan Faarax “ Ciidmada Itoobiya ee ku Sugan Gobolka Gedo iyagaa qaata...

Gobolka Gedo oo inta badan ay gacanta ku hayaan Ciidamo ka tirsan Dowladda Itoobiya iyo kuwa Kenya ayaa waxaa ay cabasho aad u weyn ka soo yeertey Bulshada halkaa ku dhaqan ka dib markii ay sheegeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirdoon iyo Faroole oo ku kulmay Jabuuti

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb-galay furitaanka 2 Dakadood oo cusub oo maanta laga dhagax dhigay Djibouti .. Iyadoo todobaadyadii ugu danbeeyay ay jireen hoos u dhac ku yimid xiriirka u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Furaha Afka Soomaaliga

HORDHAC Anigoo ah Maxud Maxed Ciise, kanatirsan Bahda waxkaqodha Afka Soomaaliga waxaan rabaa inaan gogoldhig u sameeyo Buugan loogu magac daray Furaha Afka Soomaaliga, Sababka igubixiyey inaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Saacid Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo oo Maalintii Seddaxaad Ku...

isla Markaana Ka Qayb-galey Dhismaha Dhagax Dhiga Laba Dekadood Oo Dalka Jabuuti Ah… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa Hotel Kempiniski caasimadda dalka Jabuuti casho...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AFOOYINKA RAGAADIYEY BULSHA WEYNTA SOOMALIYEED

AFOOYINKA RAGAADIYEY BULSHA WEYNTA SOOMALIYEED Mahad oodhan eebbe weyna kor kiisa bay ahaatay , Naxariis iyo nabageliyona Suubaneheena korkiisa ha’ahaato intaa kadib . Waxaan jecelahay inaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Geerida Sheekh gacantiisa kusoo muslimeen in kabadan10 milyan oo qof

Salaamu alaykum walaalaha kuxiran websitekan qeymaha badan.Waxa sharaf ii ah inaan idinla wadaago taariikh noolaleed (kooban) oon kaga warami doono daacigii caanka (Allaha u naxariistee) Dr. Sheekh...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tagay Magaaladda Sanca...

WAR-SAXAAFADEED Sanca, September 9, 2013—-Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdigiisa ayaa booqasho rasmi ah ku yimid caawa dalka Yemen, waxaana si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka magaaladda Sanca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guuxa Dadweynaha Mudadii Sannadka ee ay Jirtey Dowladda Xasan Shiikh

10-ka September 2012 10-ka September 2013 Iyadoo 10-ka Bishaan ee September ay ku Beegan tahay Sannadkii Guuradii 1aad ee ka soo Wareegtey Markii Hogaanka Dalka loo Doortey Madaxweyne Xasan Shiikh...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkii 12-aad ee golaha imaamyada oo soo gabagaboobay iyo bayaan kasoo baxay

Sadex dii bari ee lasoo dhaafay September 6-8, 2013 ayaa shir uga socday Golaha Imaamayada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika Magaalada Minneapolis, Xarunta way nee Abuubakar As-Saddique Islamic...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Muqdisho oo soo Gabagabeysay Todobaad loogu Magacdaray Toddobaadka...

iyo Dalalka Soomaaliya iyo Yeman oo maanta Heshiis Iskaashi ah kala saxiixday iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda FS Oo Maanta Furay Kalfadhiga Seddexaad Ee Golaha Shacabka — Jaamacadda Muqdisho oo ka mid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Khilaaf kaTaagan Qaabka loo Qaybsanayo Xubnaha ka Qayb Galeya Shirka Brussels...

Iyadoo 16-ka Bishaan Dalka Belgium Caasimadiisa Brussels lagu qaban Doono Shiir loogu Magacdarey New Deal kaasoo ay isugu Imaan Doonaan Dowladda Federaalka , Maamulada Gobolada Dalka iyo Bulshada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Qodobo Dhowr ah oo ka soo baxay Shirweynihii Culimada loogana...

iyo Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo qado soo dhoweyn ah u sameeyey waxgaradka ka soo jeeda jubooyinka iyo Madaxweynaha DFS oo qudbad ka jeediyey Shirka ka hortaga Burcad badeeda ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xisbi cunsuri ah oo saamayn weyn ku yeelan doona siyaasada dalka Norway.

Waxaa 9-kii september  2013-ka  dalka Norway lagu soo afjaray doorashadii baarlamaanka qaranka. Doorashadaas waxaa ku guuleystey oo codka ugu badan helay xisbiyada dhinaca midig ee uu hogaaminaayo...

View Article

AMISOM condemns Attack in Kismayo

PRESS RELEASE (For Immediate release) Mogadishu 12th September-AU Special Representative to Somalia Ambassador Mahamat Saleh Annadif condemned today’s attack in the port city of Kismayo which saw...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay in lagu been abuurtay warqad la sheegay inuu...

iyo Golaha Wasiirada oo maanta ka dooday qodobo ay ka mid yihiin go’aanada shirkii Culimada - Warsaxaafadeed Muqdisho, September 12, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa...

View Article

Qoraal ay si wadajir ah u soo wada saareen Catherine Ashton iyo Madaxweyne...

Cidna ma dafiri karto in Soomaaliya meel fog ka timid. Isbedelladi waaweynaa ee dalku soo maray bilihi dhawaa waxay muujinayaan awooda balan-gal ee ah in dalka laga saaro dagaalada sokeeye iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarunta Tababarada, Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta (CMR) oo...

Xarunta Tababarada, Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta ee Center For Media Reseach Training And Development oo marka la so Gaabiya Noqoneysa (CMR) ayaa waxa ay Tababar u furtay ilaa 100 arday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay,adda Hormuud Telecom Foundation oo Gaari Gacanno u Qeybisay 40 Qof oo...

Hey,adda Samafalka Hormuud Telecom Foundation ayaa iyadoo ka Jawaabeysa Codsiga qaar ka mid Xoogsatada ku Xamaalata Gaari Cacanka oo iyagu ahaa kuwo laga ijaaran jiray Gaari Gacannada ay ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirka Brussels: Afka Baarkii

Shrarka In badan lagu Ururriyo Dhqaalaha loogu tala galey Dalalka ay Aafeeyeen Dagaalada Sida Soomaaliya ayaa sidii uu u Dhamaadey Dagaalkii Qaboobaa waxaa uu ku soo Ururey Afka Baarkii waxaana inta...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live