10-ka September 2012
10-ka September 2013
Iyadoo 10-ka Bishaan ee September ay ku Beegan tahay Sannadkii Guuradii 1aad ee ka soo Wareegtey Markii Hogaanka Dalka loo Doortey Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud hadaba nala Akhriya Guuxa Dadweynaha
1-Waa Dowlad aan Wasiiradeeda aan la arkin oo aan Xafiis Fariisan.
2- Waa Dowlad ku fiican sida wax loo Camabaareeyo marka ay ay Dhacaan Qarax iyo Dilalal
3- Madaxweyne Xasan Shiikh waa Madaxweynihii ugu fiicnaa ee na soo mara marka waxaan leeyahay Dadka Mucaaradsan Waa Doogiye yaan la Dacaroon