Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Shirdoon iyo Faroole oo ku kulmay Jabuuti

$
0
0

shirdoon_faroole1Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb-galay furitaanka 2 Dakadood oo cusub oo maanta laga dhagax dhigay Djibouti
.. Iyadoo todobaadyadii ugu danbeeyay ay jireen hoos u dhac ku yimid xiriirka u dhexeeya Dawladda Federalka Soomaaliya iyo Puntland ayaa xalay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” waxaa uu casho ugu sameeyay hotelka Kempinski ee magaaladda Djibouti Madaxweynaha Puntland Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Faroole.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Latest Images

Trending Articles