Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Qoraal ay si wadajir ah u soo wada saareen Catherine Ashton iyo Madaxweyne Xasan Sheikh ee Heshiiska Cusub ee soomaaliya

$
0
0

Cidna ma dafiri karto in Soomaaliya meel fog ka timid. Isbedelladi waaweynaa ee dalku soo maray bilihi dhawaa waxay muujinayaan awooda balan-gal ee ah in dalka laga saaro dagaalada sokeeye iyo saboolnimada, balan-gal ay hogaamiyayaasha Soomaaliyeed ku doonayaa in ay uga jawaabaan hiigsiga dadkooda ee mustabal wanaagsan iyadoo Midowga Yurub iyo shurakada caalamiga ahna ku taagyeerayaan tubtooda dib-u-dhiska iyo xasilinta.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles