Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Soomaaliya oo si kulul uga dooday Sharciga Cusub ee...

“Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Arbacadii July 17, 2013 si adag uga dooday Xuduud Badeedka Soomaaliya oo qayb ka ah Hindise Sharciyeedka Kalluumaysiga ee dhowaan ay baarlamaanka usoo gudbisey wasaarada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamadda Dowladda oo ku soo Ururey Ilaalo Shaqsi !!

Magaalada markaad Dhex Socoto waxaa Waddo kasta kugu Dhaafaya Ciidamo Milatari ama Booliis oo Saaran Gawaarida Dagaalka ee loo yaqaan Tiknikadda kuwaas oo ilaalo ka ah Madaxweyne ,Gudoomiye Baarlamaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Conflicts of interest surrounding the adoption of an Exclusive Economic Zone...

“Once Somalia adopts the EEZ under the UNCLOS regime, Somalia and Kenya would be required to initiate a separate process to negotiate a mutually acceptable maritime boundary. This would open the...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa Maxay Faraqa u Dhexeeya Dhul-badeedka (Territorial Sea) iyo Aagga...

Haddii Soomaaliya aqbasho EEZ waxay waayeysaa gebi ahaanba dhul-badeedka la isku haysto – Warbixin ay July 12, 2013 soo saartay kooxda Contact Group ee Qaramada Midoobay ayaa si qayaxan u cadaysay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdulqaadir Xaaji Ibraahim oo Mashruuc Dhaqashada Geela ka Hirgeliyey...

(Shirkadda DHAAY GEEL Waxaa si Fudud uga Heleysaa Caano Geel oo markaas la soo Lisey) Waxaan ahayn Koox Wariyayaal ah oo loo qaadey meel Duleedka ka Magaalada Muqdisho una Dhow Ex- Kontrool Afgooye...

View Article


Soomaaliya waa beec ee imisaa lagu iibinayaa (arimaha badda IWM)? | Qore:...

Baddenu waa 350 mayl (nautical mile) ee ma aha 12 mayl Qof kasta oo aqrista ciwaankaan waxaa dhici karta in uu la yaabo oo is yiraahdo toloow maxuu qoraagu ula jeedaa ciwaaankaan. Laakiin xaqiiqda...

View Article

Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Jawaab ka bixisay Warbixintii Guddiga...

Soomaaliya waxey ku baaqeysaa Guddi Dhex-dhexaadin ah in loo sameeyo warbixinnada soo socda ee Guddiga QM Muqdisho, 23 July 2013 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “Midowga Yurub waxaan u siinay dhulka inay xafiisyadooda u...

“Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay inaan idin siino dhul si aad xafiisyadii Midowga Yurub ay uga howlgalaan dalka gudihiisa oo ay shacabkii Soomaaliyeed u soo dhowaadaan.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Baarlamaanka oo Walaac ka...

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Amniga ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho oo maalmahaan si aad ah uga dareysey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada oo Meel Mariyey Heshiis Dhexmaray Wasaaradda Kheyraadka DFS...

Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha xumuumadda DFS ayaa tibaaxay in “Golaha Wasiirada ay meel mariyeen heshiis adeeg oo dhex maray Wasaaradda Kheyraadka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo shirkad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Weerar lagu qaaday Xarun Caafimaad oo ay Maamulaan Turkigu

iyo Ra’iisul Wasaaraha oo kulan Amniga looga hadlayo la yeeshay Taliyeyaasha ciidamada iyo Gudoomiyeyaasha 17-ka degmo Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa cambaareeyey...

View Article

Golaha Wasiirada oo meel mariyay Miisaaniyad gaar ah oo loogu talogalay...

iyo Ra’iisul Wasaaraha oo booqday Xaruntii shaqaalaha Turkida ee la qarxiyay, una tacsiyadeeyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHAQ-DHAQAAQA ISBEDDEL-DOONKA DAL-UDUG

DHAMBAALKII 1-aad Sida uu u bukoodo qofka aadamiga ah ayaa bulshaduna ay u bukootaa. Qofka xanuunsan wuxuu doontaa daawo uu ku caafimaado, isaga oo ka beeg qaadanaya hadba inta uu taakta cudurku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hayadda HARO oo Degmada Wadajir ka Qaybisey Deeq ay soo Dhiibeen Walaalaha...

Hayadda Humanitarian Afrikan Relief Organization (HARO) oo inta badan Gacansiisa Dadka tabaaleysan ayaa waxaa Horaantii Bisha Ramadaan Ka bilowdey qaar ka mid ah Gobolada Soomaaliya Mashruuc ay ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasiga Jaamac Maxamed Qaalib oo Iska Fogeeyay Eedeymo ay u soo Jeediyeen...

Taliyihii Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Xiligii Xukuumaddii Dhexe ee Milateriga ahayd ayaa markii u horeeyay wuxuu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo la xirira Xaalada Soomaaliya mar uu la hadlayey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hayadda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo Howlo Samafal oo ku Aadan Bisha...

Waxaa noo Suurta gashey in aan Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku Booqano Gudoomiyaha Hayadda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta Mudane Shariif Maxamed Cabdalla waxaan wax ka weydiiney Howlahii Samafal ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud oo ku Baaqay Dar Dargelinta Xeerka Saxaafadda...

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ee ka Howlgasha dalka waxaana Kulankaas soo qaban...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dawladda Federaalka oo Qandaraas ku saabsan Difaaca Xeebta la gashay Shirkad...

Warsaxaafadeed uu maanta July 30, 2013 faafiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa tibaaxay in Dawladda Federaalka Soomaaliya ay Qandaraas la gashay shirkad lagu magacaabo “Atlantic Marine and...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HABEENKA LEYLATUL QADRIGA

Waxaaa ku dhex jirnaa tobankii habeen ee bisha Ramadan ugu danbeysay, tobankaas habeen oo ay ku jirto habeen la yiraahdo “Habeenkii Leylatul-Qadri”. Marka waxaa su’aal u baahan inaa is weydiino maxey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wargeyskii Dowladda oo Afka Sharooto laga saarey!!

Laga soo bilaabo Xiligii Wasiirka uu ka ahaa Wasaarada Warfaafinta Cabdikarim Xasan Jaamac waxaa la Dareemayey in Wasaaradu Qaybaheeda kala duwan uu Isbedel Deg deg ah ku imaanayo , sababtoo ah waxaa...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live