Waxaa noo Suurta gashey in aan Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku Booqano Gudoomiyaha Hayadda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta Mudane Shariif Maxamed Cabdalla waxaan wax ka weydiiney Howlahii Samafal ee aya Hayadda ka Fulisey Dalka Soomaaliya inta lagu Guda jira Bisha Barakeysan ee Ramadaan wuxuuna Sheegey in tan markii ay dhalatey Bisha Ramadaan in Dad aan heli Karin wax ka Furaan ay Hayada u sameysey Goobo ay ka heli karaan Raashin si ay ugu Afuraan,Sidoo kale Gobolada dalka ayey ka Hayadu ka wadaa Barnaamijka Afurinta .
↧