Soomaaliya waxey ku baaqeysaa Guddi Dhex-dhexaadin ah in loo sameeyo warbixinnada soo socda ee Guddiga QM
Muqdisho, 23 July 2013 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wallaac ka muujisey warbixintii ay dhowaan guddiga dabagalka Xayiraadka Hubka Soomaaliya iyo Eretria oo khaladaad fara badan oo qaarkood iska horimaanaya iyo arrimo aan sax aheyn ay key jireen, kuna baaqay in wadatashi lala sameeyo dowladda iyo in la abuuro guddi dhex-dhexaadin ah oo la horgeeyo arrimaha qaldan inta aan warbixinta la shaacin.