Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Soomaaliya waa beec ee imisaa lagu iibinayaa (arimaha badda IWM)? | Qore: Muna Abshir Abdi

$
0
0

Baddenu waa 350 mayl (nautical mile) ee ma aha 12 mayl

Qof kasta oo aqrista ciwaankaan waxaa dhici karta in uu la yaabo oo is yiraahdo toloow maxuu qoraagu ula jeedaa ciwaaankaan. Laakiin xaqiiqda dhabta ah Dalkeenii hooyo waa iib ama Beec hadba kaayd jeceyshahay.

Maxaa daliil u ah in dalkeenu Beec yahay?

Waxaa la yiri maayd yaa u danbeeyey , saa la yiri kaa la sii sido.Inagoon meel kale ka doon doonin jawaabta wadankeenu waa Bad iyo Biri. Waxaan leenahay xeebta Africa ugu dheer, Allhamdulilah Ilahaay ayaa na siiyeey laakiin dadka Soomaaliyeed waay ku shukrin waayeen Nimcada Alle ku manaaystey. Baddeena khaayradka ku jiraa waa uu ka badan yahay dadka Soomaaliyeed oo dhan. Laakiin Nasiib daro dadka Soomaaliyeed aqoon ma leh, dhulkii (birigii) baay ku heshiin waayeen oo aaysan aqoon u lahaayn si loo munaafacsado Baddna iyada bal Hadalkeedaba daah.

Bilaawgii Muranka Badda iyo Heshiiskii Is Af-Garad


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles