Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha xumuumadda DFS ayaa tibaaxay in “Golaha Wasiirada ay meel mariyeen heshiis adeeg oo dhex maray Wasaaradda Kheyraadka ee xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo shirkad lagu magacaabo FishGurad [sic] oo fadhigeedu yahay magaalada London ee dalka Ingiriiska, waxaana heshiiskan uu sahli doonaa in horumarinta kalluumeysiga dalka iyo kheyraadka kale ee dalka. Waxayna shirkaddani bixin doontaa adeegyada iyo tababaro ciidanka illaalada Badda.”
Waxa kale oo ay meel mariyeen “Hindise sharciyeedka Shatiga dhoofinta iyo soo dejinta (Import and Export), iyo sidoo kale sharciga sumada ganacsiga (Trade Mark)”, waxayna ka wada hadleen qodobo kale sida ku cad warsaxaafadeedka hoose: