CIID MUBAARAK – Bahda SomaliTalk waxay Muslimiinta u dirayaan Hambalyada...
CIID MUBAARAK – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan...
View ArticleDhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la...
Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA (July-Sept 2010) oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.”...
View ArticleHanyari hoos bay ku dhigtaa!!
Waxaa qoray Cabdinuur Faarax Maxamuud Email- abdinuur02@gmail.com Han weynaan ama han yaraan), waxaa loola jeeda hadba wuxuu qofku ku qanco tusaale ahaan haddii hankaagu yahay inaad xukunto Qaaradda...
View ArticleDaladda SOSENSA oo Dalbatey in Xoriyadooda dib loogu soo celiyo Wariyayaasha...
Warsaxaafadeed SOSCENSA waa Dalladda matasha Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee Soomaaliya, xiriir wadashaqeyneedna uu kala dhexeeyo qeybaha kale ee bulshada Rayidka dalka. SOSCENSA waxay si toos ah u...
View ArticleDood wadaag: Qof iyo cod 2016 iyo Soomaaliya oo ku jirta gumeysi maldahan
Barnaamij uu baahiyey Tvga universal oo ay ka qaybqaateen xildhibaano Soomaaliyeed ayaa looga dooday sida ay suurtagalka ku noqon weydey in qof iyo cod 2016 uu ka dhaco Soomaaliya, waayo dalku wuxuu ku...
View ArticleQaladaadkii Warbaahinta ee Shilkii Diyaaradda ee Muqdisho
Intii war qalad ah uu kaa bixi lahaa waxaa wanaagsan in warka aad tebinayso uu Daaho,warbaahinta Soomaalida waxa ay habeenkii isniintii oct 13, 2015 ahaa ay aad u tabinayeen warka la xiriira Diyaarad...
View ArticleDiblomaasiyiin Soomaali ah oo tababar loogu soo xiray dalka India .
New Delhi, October 16, 2015 – Illaa iyo 20 diblomaasi oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta tababar diblomaasiyadeed...
View ArticleWasiirka Maaliyadda XFS oo heshiis lagu bixinayo mushaarka Ciidamada Xooga la...
Muqdisho, 17, Oct, 2015….Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farketi ayaa maanta heshiis ay dowladda Imaaradku ay ku bixinayso mushaarka ciidamada kula saxiixday...
View ArticleSpectrum signs Seismic Data Agreement to Kick-Start Oil Exploration Offshore...
September 7, 2015 OSLO, September 7th 2015 – Spectrum ASA entered into a Multi-Client master co-operation agreement with the federal government of Somalia during a signing ceremony on September 5th at...
View ArticleDHULBADEEDKA SOOMAALIYEED OO DHAN WAXAA QAMDARAAS SHIIDAAL BAARIS LOO SIIYAY...
2015 Norwey waxaay HANTISAY dhulbadeedkii Soomaaliya oo idil in aay kaligeed SHIIDAAL BAARIS ku sameyso. 1980kii ayaa shirkadihii horay u joogay ka buriyeen Soomaaliya. Linkiska hoose ka arag ama...
View ArticleAMISOM Ha Baxdo Waa Ujeeddo-Badan! W/Q: Axmed-Assad
Xoolahaa loogu heesaa, “Laaca Aragtaye, Laagta Ma Og tahay!” Taasoo looga jeeddo, neefyohow geedka curubta leh waad aragtaaye, godka ka sokeeya haku dhicine iska illaali. Toloow Ma Baroortaa Orgiga Ka...
View ArticleW. Maaliyada XFS oo ka soo qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee IMF iyo...
Muqdisho, 15, 2015…..Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibrahim “Farkeeti” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii ay...
View ArticleQoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Xisbiga Dadka – Dr. Saciid Ciise
Waa Dagaal Ma Huraan Doorashada Lagu Hiigsanayo 2016ka Dalka oo uusan sharcigiisu shaqeeynayn waa tilmaan muujineysa dib u soo noqoshada dagaal sokeeye. Jidadka waaweyn ee magaalomadaxda dalka oo la...
View ArticleKenya oo Ganafka ku dhufatay Dacwaddii Soomaaliya iyo qoraal kasoo baxay xeer...
Kenya oo Ganafka ku dhufatay Dacwaddii Soomaaliya iyo qoraal kasoo baxay xeer ilaaliyaha Soomaaliya
View ArticleNasiib badanaa R/Wasaare Cumar C/Rashid: Badda Soomaaliya
Akhristow inta aanan u guda gelin qoraalkeyga iyo nuxurka uu xambaarsan yahay cinwaankiisuba bal aan wax yar ka hormariyo ujeeddada igu kalliftay inaan idinla wadaago qoraalkan iyo dareenkeyga gaarka...
View ArticleSababta aay Kenya ku diiday dacwada, waa qorsheeyaal LOOGU talagalay in loo...
Sababta aay Kenya u diiday dacwada ICJ, waa qorshe cusub oo aay wadato. Plan B. Sidaan la wada soconno Kenya waxaay rabtaa in aay ka faa iideysato warbixintii aay soo qortay Qaramada Midoobay oo ah...
View ArticleWaa maxay Jawaabta uu Madaxweynaha DFS u hayo Shacabka Soomaaliyeed, mar...
ay Kenya ganafka ku dhufatay dacwaddii ay DFS u gudbisey maxkamadda adduunka… Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa durbadii uu xilka qabtay waxa uu xogiisa isugu geeyey sidii uu shacabka...
View ArticleShirweynihii Sugidda Cuntada, U adkaysiga Aafooyinka iyo La-qabsiga...
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo Gabgabeyey Kulan looga hadlayey Fatahaada iyo Roobabka la filayo in ka da’aan dalka , waxaana Kulankaas ka qayb galey Wasaarada ay Khuseyso, iyo qaybaha kala duwan ee...
View ArticleMaxaa loo yiri Shabaab waa la eryey !!
Magalaada Muqdisho saaka aroortii waxa laga maqlay qarax xoogan kaas oo lala bar-tilmameedsaday Hodheelka Saxafi, qaraxa ka dib waxaa gudaha Hotelka u galay kooxdii weerarka ka danbaysay waxayna faleen...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka tacsiyeeyey dilkii...
War-saxaafadeed: Mogadishu, 09 November 2015 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Omar Abdirashid Ali Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaskii, saaxiibada iyo...
View Article