Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Degmada Hodon oo si Geesinimo Leh isu hor istaagey Gaari Amisom...

Gudoomiyaha Degmada Hodon Mudane Axmed Salaad Ibrahin oo la hadlay Warbaahinta Muqdsiho ayaa faafaahiyey Shil ka dhacay Jidka Warshadaha qaybta Degmadiisa kaas oo ay Ciidamada Amisom saaka waaberigii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruucii ugu weynaa indha-fiiq lacag la’aan ah oo dalka looga dhawaaqay

Ururka Manhal Save vision oo ah ururka ugu weyn ee ey ku bahoobeen dhakhaatiirta indhaha dalka ayaa soo bandhigay mashruuc sanadle ah oo noqon doona mashruucii ugu weynaa indha-fiiq lacag la’aan ah oo...

View Article


Muqdisho: Golaha wasiirada oo warsaxaafadeed kasoo saaray mooshinka ay wadaan...

War-saxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada Mogadishu,8/13/2015.. Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo shir gudoominayey Ra’iisul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maryan Xasan Xiireey “Markaan Ka soo Naaxay DHaawacii I gaaray waxaa la igu...

Todobaadkii la soo dhaafay aniga oo ku sugan Xafiiskeyga waxaa iigu soo gashey Gabar Garbaha la hayo, waxaan da’adeeda ku qiyaasey 24 jir, waxay iila muuqatey Gabar Qaarka dambe laga hayo salaan iyo...

View Article

WARSAXAAFADEED WADAJIR AH: Qaramada Midoobay, AMISOM, IGAD, Midowga Yurub,...

Muqdisho, 18 Agoosto 15: Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska (UK) ayaa ugu hambalyeeyay...

View Article


Kulankii Golaha Wasiirada oo looga hadlay mooshinka baarlamaanka laga geeyey...

Shirka Golaha Wasiirada Muqdisho, —-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Beelaha Midig Maal -Faallo

OGAYSIIS WAXAAN KA CODSANAYNA WARBAAHAIINTA AF SOOMAALIGA KU HADASHA INAY KA JOOJIYAN MAGACYADA AY UGU YEEDHAN BEELAHA FARSAMO YAQAANKA SOOMAALIYEED SIDA BEELAHA LA HAYB-SOOCO AMA LA TAKOORO UGUNA...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalladda SOSCENSA oo War Saxaafadeed ka soo saartey Mooshinka laga Gudbiyey...

SOSCENSA waa Dalladda ugu ballaaran ee Matasha Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee Soomaaliya, xiriir wada shaqeyneedna uu kala dhexeeyo qeybaha kale ee bulshada Rayidka dalka. SOSCENSA waxay si toos ah u...

View Article


Kulankii Golaha wasiirada oo markale looga hadlay arrinta mooshinka

Golaha Wasiirada oo kulankoodii joogtada ahaa kaga hadlay qodobo kala duwan Muqdisho, August 27.2015——Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada...

View Article


Bandhig loogu Magacdaray Mogadishu International Book Fair oo markii ugu...

Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho ka furmey Bandhiga Buugaagta ee Muqdisho ( Mogadishu International Book Fair ) kaasoo socon doona muddo Saddex Cisho ah , waxaana ka qayb galey...

View Article

Somalia: Ra’iisal wasaaraha oo cambaareeyey weerarkii lagu qaaday AMISOM

Ra’iisl wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii lagu qaaday ciidamada Nabad illaalinta ee AMISOM Muqdisho, September 1,2015—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Saxaafadeed: Adkaynta Dhidibada Dhaqanka iyo Kobcinta Xirfada Farshaxanka

Muqdisho… Sebteembar 7, 2015: Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, waxay manta si rasmi ah u xirtay wajigii kowaad ee Ollolaha soo Noolaynta Dhaqanka...

View Article

Soomaalida reer Minnesota oo diidey hindise sharciyeedka cusub ee...

DIIDA DAN SOOMAALI MA AHAN Qoraalkan kooban waxaan si kooban uga faaloonayaa shirkii shalay Sept. 6, 2015 ay Soomaalida Minnesota oo si sharaf leh u diiday hindise sharciyeed cusub ee sharciga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Golaha Wasiirada oo war ka soo saaray dagaalka Caabudwaaq iyo lacago been...

Muqdisho, -Golaha Wasiirad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Cadaalada Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo Tacsi u diray Ummadda Muslimiinta dhimashada

Muqdisho, September 12, 2015—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo ku hadlaya magaca Xukuumada ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ummadda Muslimiinta, waxa uuna uga tacsiyeeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Maaliyadda ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista lagu sameeyey miisaaniyadda, 2015, isagoona ku tilmaamay iney...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa laga Maarmaan Xiligaan Posto Rosso (Bashqadii Guduudneyd)

Dhowr Qof oo ka mid ah Bulshada Soomaaliyeed oo isugu yimid Goob Shaaha laga Cabo ayaa mid ka mid ah waxaa uu la soo boodey “ Walaalayaal Wasiirada Xukuumadda Cumar Cabdirashiid ma laha miyaa...

View Article


Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo ka tacsiyeeyey geerida Sh. Rashid Bin Maxamed...

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Muqdisho, —–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweyne Ku-xigeenka ahna...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shabeelada Hoose Fiyatnaamtii Soomaaliya

Maalin Waliba waxaa Maqanaa ama Daawanaa in Deegaano ka tirsan Gobolka Shabelada Hoose ay ka dhaceen , Dagaalo,Qarax, Dil, Ismiidaamin, AFduuub iyo wixii la mid ah , waxaa markii Dambe na soo gaarey in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Admiral Faarax Qare “Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm”

Taliyaha Ciidammada Badda Soomaaliyeed ayaa September 2011 si qayaxan u diidey mashruuc lagu doonayo in badda Soomaaliya lagu soo koobo 12nm, shir ka dhacay Seychelles ayuuna warqad diidmo ah u...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live