Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS oo ku saabsan arrinta badda Soomaaliya
Taariikh : July 01, 2015 Muqdisho – Soomaaliya War saxaafadeed (Nuqul Af-Soomaali) – Faafin Degdeg ah Maalmihii ugu dambeeyay , warar ay warbaahintu faafisay oo tilmaamayay in Kenya iyo Somalia ay ku...
View ArticleMaxamed Saciid Shire Shaqsi la nool Xanuunka HIV/AIDS
Diyaar u ah in uu Talo siiyo qof kasta lagu sheego Xanuunkaas. …… Is ma oroneysid waxaa uu la nool yahay Xanuunka HIV/AIDS, markaad aragtid waa faraxsan yahay, waxaa ka muuqata firfircooni iyo Kalsooni...
View ArticleAdmiral Faarax Qare “Xuduuda Badda Soomaaliyeed ma ahan 12nm ee waa 200nm”
Taliyaha Ciidammada Badda Soomaaliyeed ayaa September 2011 si qayaxan u diidey mashruuc lagu doonayo in badda Soomaaliya lagu soo koobo 12nm, shir ka dhacay Seychelles ayuuna warqad diidmo ah u...
View ArticleHay’ada HARO oo Muqdisho ka wada Barnaamjika Afurinta Dadka Masaakiinta ah ee...
Iyadoo Hay’adda Humanitarian African Relief Organization oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan (HARO) looga bartey in ay marka la gaaro Bisha Barakeysan ee Ramadaan ay ka bilowdo Gobolka Banaadir iyo...
View ArticleDowlada Soomaaliya oo Daboolka ka qaadey in 13-ka Bishaan ay Gudbinayaan...
Iyo Laba Qareen oo loo xilsaarey in ay Dacwadaas geeyaan Maxkamada Aduunka Hague ……. Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareye Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya oo...
View ArticleTahriibka oo Weli loo sii Hanqal Taagayo.
“Waxaan wada hadlaynaa markaad Magaalada ku soo wada haraan adiga iyo Geel jire” “Waxaan la yaabanahay cidda uu Xasan Shiikh Xukumi doono 2016-ka”. Tahriib markaad maqasho waxaa markiiba hortaada...
View ArticleDFS oo Hague u gudbisay dacwad ka dhan ah Kenya kuna saabsan soohdinta badda...
War Saxaafadeed kasoo baxay DFS ayaa u qornaa sidan: The Hague, July 13, 2015 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , waxaa ay maanta Maxkamadda Caddaaladda ee fadhigeedu yahay Hague, dalka...
View ArticleAl-Rahmah Foundation oo Afur kuqeybisay Xamar
Al-Rahmah Foundation For Education And Development oo 150 qoys ugu qeybisay musaacado afur ahaan magaalada Muqdishu. Dadkaas oo aad utabaalaysan ayaa kasoo qaxay wadanka Yemen oo indhaweedba...
View ArticleCiid Mubaarak – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Eid Fitri
كل عام وانت بخير Jimce July 17, 2015: Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ramadaan ee Ciidul-Fidriga u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo si diirran loogu soo...
Gaalkacyo, July 19, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban labadda Gole ee dowladda, la-taliyayaal iyo...
View ArticleWarsaxaafadeed kasoo baxay DFS oo ku saabsan Baardheere
Wasiir Diini: “Hawlgalka lagu Xoreeyey Baardheere, wuxuu hordhac u yahay Qabashada iyo Xasilinta goobaha ay ku hareen Al-Shabaab” Muqdisho, July 23, 2015…Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen....
View ArticleDugsiga Mucaasir oo lagu qabtey Xaflado isugu jirtey Xiritaanka Sanad...
Waxaa Dugsiga Mucaasir ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad isugu jirtey Xiritaanka Sannad Dugsiyeedka 2014 iyo 2015 iyo Qalin jabinta Dafcadii ugu horeysey Dugsiga sare , waxaana Xafladaas ka qayb...
View ArticleDowladda Soomaaliya oo uga tacsiyeysay Dowladda Djibouti geerida Danjire...
Muqdisho, July 26, 2015 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer,Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir...
View ArticleWarsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha oo cambaareeyay weerarkii Argagixiso ee...
Muqdisho, July 26, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarka argagaxiso ee galabta lagu qaaday Hotel Jazeera...
View ArticleSomalia ma u baahan tahay Obama inuu soo booqdo?
Waxaa lays weydiinayaa maxay ku dhacday in Madaxweynaha Maraykanka uu yimaado Kenya iyo Ethiopia laakiin uu san soo booqan Airportiga Adan cadde ee Soomaalia. Intaan lays weydiinin Obaama oo ah...
View ArticleDalladda SOSCENSA oo si Kulul u Cambaareysey Xadgudubyada Ciidamada Amisom u...
Dalladda Jilayaasha aan Dowlaiga ahayn ee SOSCENSA ee Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya war Saxaafadeed ay soo saartey waxay ku Cambaareysey Dhacdooyin is xig xigay ee Ciidamada Nabad Ilaalinta...
View ArticleU.N. monitors accuse British oil firm of ‘payoffs’ to Somali officials
(Reuters) – U.N. sanctions experts have accused British company Soma Oil and Gas of making large payments to Somalia’s oil ministry that created a “serious conflict of interest,” some of which appeared...
View ArticleAargoosiga Amisom iyo Aamusnaanta Madaxweynaha Soomaaliya
Madaxweyne qofna kaama sugeynin in aad ka aamusi doontid labadii dhacdo ee murugada badnaa ee 20 maalmood gudahood ka dhacay magaalada Marko oo midii ugu dambeysay ay dhacday 4 maalmood ka hor taas oo...
View ArticleWARQAD FURAN OO KU SAABSAN SHIIDAALKA S00MAALIYA IYO SHIRKADAHA KU TARTAMAYA.
Dowladda Norway oo daneyneysa Shidaalka Somalia laakiin usoo maraysa waddo khaldan. Bashir Sheikh Moxamed oo daggan dalka Netherlands Isla markaana ahaa Diblomaasi hore ee Soomaaliyeed, ayaa wuxuu...
View ArticleSomalia corruption probe: minister asked Lord Howard for funding
A Somali minister wrote to Michael Howard last year requesting “financial support” from the UK oil company which is chaired by the former Conservative party leader and whose payments to Somali...
View Article