Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhulka iyo Badda Soomaaliya

Sawir gacmeed uu sameeyey amiinarts oo uu ku muujinayo in dhulka Soomaaliyeed ay kenya gudaha u soo gashay taas oo sawirka ku hoga tusaalaynayo madaxda DFS …. …. ….

View Article


Soomaaliya: Wasiiro xilkii laga qaaday

War-Saxaafadeed Isbadal kooban oo lagu sameeyey Golaha Wasiirada ee Xukuumada Muqdisho, November 23, 2016——-Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbinaynaa digreeto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarunta SWDC oo Xustey Maalinta Xaquuqul Insaanka Soona Bandhigtey...

10-ka December 2015 waxay ku Beegan tahay Maalinta Xaquuqda Aadanaha Adduunka, Munaasabad ku Aadan maalinkaa ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho waxaana Munaasabadaas soo qaban qaabiyey Xarunta Somali...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Diini oo Talooyin Dhinaca Ammaanka ah Siiyey Kalluumaysatada Muqdisho...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed Admiral Madey Nuurey Sheekh Ufurow ayaa galabta ku booqday xeebta Liido dhalinyaro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Gaashaandhigga oo Gaadiid Ciidan kala wareegay Dawladda Ingiriiska.

December 19, 2015…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kala wareegay gaadiid loogu deeqay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Safiirka Dawladda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdi Warsame: Waxaan ku dedaalay in aan helno miisaaniyad ka tarjumi karto...

Minneapolis: Gudoomiyaha Degmada 6’aad Mudane Abdi Warsame ayaa sharaxay malaayiin doolar uu u qoondeeyey Somaalida Minneapolis, kadib ansixintii miisaaniyada sanadka 2016 ee Magaaladaasi. Gudoomiyaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siyaasada waxaa nooga horeysay wadaadnimada

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xilligii maxkamadaha islaamiga booqasho ku tagey magaalada Dhuusamareeb ayaa kutub caqiidada islaamka ka hadlaysa u qaybiyey culimo suufiyo ah, wuxuuna ku yiri soo akhriya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiir Difaaca iyo Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Muqdisho kula kulmay...

December 23, 2015…..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aaden Axmed, taliyeyaasha Ciidamadda Cirka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mr. Hersi’s Kidney Transplant Cost

Abdullahi Abdisalan Hersi is 21 years old, Kenyan. He lives in Nairobi Kenya. On November 09th, 2015, After a brief illness he has been diagnosed kidneys failure with lab test results indicated...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Danjire Daahir Geele oo la kulmey wasiirka beeraha ee dalka Sacuudiga

Shir ay isugu yimaadeen Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamud Geele iyo Wasiirka Beeraha ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabia, ayaa lagu qabtey xarunta wasaarada beeraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Iyo Ra’isulwasaaraha Oo Kormeeray Kulan Howleed Ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Koobaad iyo Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luuqadda Casriga Ah ee Dhalinta

Qore: Cabdiraxman Maxammed (Xiddig) Email: Xiddig@gmail.com “Wait, wait Snapchat video aan ka qaadee”, ayuu yiri Salmaan. “Gaarigan naga horeeya parking-ka ayuu la rafaadsanyahay wallaahi. It is really...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaaradda maaliyadda ayaa soo bandhigtay Hindisaha Daah Furnaanta Dowladda...

Muqdisho, 02, Jan, 2016….Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheikh Maxamuud ayaa bilaabay abuuritaanka nidaamka Dowlada ee Daah Furnaanta, taas oo dowladu ku doonayso in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Horn of Africa (Geeska Afrika ) oo Munaasabad Qalin jabin ah u...

Waxaa Hotelka City Palaca ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasbad Qalin jabin ardey oo dhameysatey Waxbarasho Heer Jaamacadeed kuwaa oo ka baxay Jaamacadda Horn of Africa , waxaana Munaasabadaas...

View Article

Soomaaliya oo xiriirka u jartay iiraan

Golaha Wasiirada oo go’aamiyay in xiriirka Diplomaasiyadeed loo jaro dowladda Iiraan Muqdisho, January 7, 2016——-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasirka Howlaha Guud iyo Dib u dhiska oo Warbixin ka Dhageystey Maamulka iyo...

Wasiirka Howlaha Guuud iyo Dib u dhiska ee Dowladda Federaalka Eng Saalax Shiikh Cismaan iyo Wafdi Balaaran oo uu Hogaaminayey ayaa Kormeer Howleed ku Tagey Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991)

Waxaan ka dhoofay Xamar Diseember horaanteedii 1977 dii waxaan u dhoofay Abidjan, Saaxil Al-Caaj , anigoo sii maraya Nayjeeriya oo ku diga roganayo, ujeedka socodkayga ma ahayn inaan ka qayb galo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991)

Quraacdii ayaan waxaa isku aragnay Ergaygii Liibiya waxaan xoogaa isla xamanay Falastiiniyiinta iyo sida ay dawladaha carbeed uga dahsoon yihiin xubnaha u adeega Moosaad ( Laanta Sirdoonta Yuhuudda )...

View Article

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Hanaanka doorasho ee sannadka 2016

Muqdisho, 28 January 2016…..Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Hanaanka doorasho ee sannadka 2016 Muqdisho, 28 January 2016…..Golaha Wasiirada ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaaliya iyo Ingiriiska oo kala saxiixday Heshiis dhanka Ammaanka ah.

January 31, 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska u fadhida Soomaaliya Amb Harriet Mathews, ayaa maanta xarunta safaaradda...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live