Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Khudbaddii R.Wasaare K/Xigeenka ee Kulanka Horu-marka iyo Dib u Dhiska...

Muqdisho, February 15, 2016——Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka XFS Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta shir gudoominayay shirkii Horu-marinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale ee dalka (SDRF Meeting)...

View Article


Kacaanka, Toosinta. Federaalka, Toosinta.

1985 ayaa Xisbigii Hantiwadaagga Kacaanka Somaliyeed XHKS ee kaligi wadanka Xisbi ahaan uga jiray xiligaas,Isku soo qaaday in Siyaasadda Kacaanka wax si ka yihiin, waxaa laga falanqooday in wax la saxo...

View Article


Maansadii Gocasho – Dr. Khadar Jaamac

Maansaday waxa layidhaa gocasho wayna ka awaalo waramaysaa xaalada ay marayso ummada Soomaaliyeen. Qayb ka mid ah hore ayaan u faafiyey haddana waa iyadii oo dhamaystiran. 1:Aduunyadu waa giraan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)

Maarso 1978 Dii ayaa waxaan Taliyahagii isu raacnay Xafiiska Maxadwayne Siyaad , Sheeko iyo shah ka dib waxaa la iisheegay inaan aaadayo Jazaa’ir subaxa , warsan iyo guddoon , markaas oo kale la isma...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)

Markay Ruushka, Kuubaanka, Yement , Liibiyaanka iyo Jarmal jabiyeen Xooggii Dalka Soomaaliyeed ee sida geesinimada ah uga adkaaday Xoogaggii Xabashida , waxaa nagu habsaday ceeryaamo ciil iyo caro ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masjid jaamicii ugu horreeyey degmaada Shibis (Bilaaja carab) oo dib loo dhisayo

Masjid jaamica Ibbi ee degmada Shibis markii ugu horeysay waxaa la dhisay sanadkii 1933kii, waxaana dib loo dhisay 1971kii. Masjidku wuxuu ku fadhiyaa 900 m2, waxaana markiiba ku tukan kara 1000 qof,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku-simaha R.Wasaaraha oo ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayey Maalinta Afka...

Muqdisho, February 21, 2016…..Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdullahi Axmed Jamac “Ilka Jiir”, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada...

View Article

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta

Warsaxaafadeed February 22 2016 Istanbul, Turkey .. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dowladda Federaalka oo sheegtey in Amaanka Garoonka Diyaaadaha Aadan Cadde uu...

Waxaa Garoonka Diyaardaha Aadan Cadde ee Magaaaladda Muqdisho Kormeer ku tagey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda  Federaalka kuwaa oo eegayey howlaha Baxaadadda leh ee Garoonka iyo Qaabka loo sugayo...

View Article


Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu...

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof Saciid Ciise Maxamuud oo Dowladda Faederaalka ku Tilmaamey Jamaamur oo...

Munaasabad lagu soo dhaweynayey Gudoomiyaha Xisbiga Dadka  Prof Saciid Ciise Maxamuud markii uu dalka dib ugu  soo laabtey waxaana munaasbadii lagu so dhaweynayay lagu qabatey Magaalada Muqdisho oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isbaheysi loogu Magacdarey  RAJO  oo Qiimeyn ku Sameyn Doona Bulshada...

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu daahfurey Isbaheysi loogu Magacaderey Isbaheysiga Rajada Soomaaliya ,waxaana  Furitaankiisii  ka qayb galey Qaybaha kala duwana ee Bulshada iyo Bahda Saxaafadda  kale ....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cumar “Heshiiska Garowe waa mid xal Soomaaliyeed lagu gaarayo”

Garowe, April 3, 2016…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa soo dhaweeyey heshiiskii caawa lagu saxiixay magaalada Garoowe, wuxuna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasuustaydii Nabad Sugiddii Soomaaliya (N.S.S 1976 – 1991)

ilinka 1985-ta ayuu taliskii Nabadda Qaranku ii diray safar shaqo oo aad u qalaf san inaan ku aado Itoobiya, si aan Dad qiime u lahaa taliskii xabashida ciidda ugu daro, ma ahayn markii ugu horaysay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaybtii 1aad Sheekadii Tahribkii iyo Tahlukadii aan galay .W.Q. Qareen/...

Waxaa beryahan danbe si wayn usoo shaacbaxay Maqalka erayga TAHRIIB kaasi oo aad ka maqlayso dhamaan Idacadaha ,Guryaha,Maqaaxiyaha,Wadooyinka iyo meelkasta oo Laba Qof oo Somaliyii ay isugu yimadaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaybtii 2-aad Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN SOO MARAY W.q...

Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka mid kamida,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu soo maray intii uu Tahriibka kusoo jiray ....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sucdi Daahir oo ku Guuleysatey Caafimaadka Wiilkii yaraa ee AMISOM Dhaawaceen

Farxaan  Xuseen Maxamed  waa 12 jir Bishii  Ogoosto  2013 waxaa Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amisom ku jiirey agagaarka  Dugsiga Sare ee Booliiska , waxaana Dhaawac Culus uu ka soo gaarey Qaarka Dambe...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaybtii 3-aad ee Shekadii TAHRIIBKA IYO TAHLUKADII AAN GALAY W.q...

Mid ka mid ah Dhalinyarada sida dirqiga uga samatabaxay masiiboyinkaasi Tahriibka ee marba marka ka danbaysa kasii daraya,ayaa waxa uu iiga sheekaynayaa dhibatadii aadka u xumayd ee uu lasoo kulmay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991)

1 Janawari 1974 tii laba gu’ ka hor intaan la igu biirin Xoogaggii Nabad ilaalinta N,S,S waxaan Xabsiga u taxaabnay 2 Askari oo Ameerikaan ah iyo Qof u dhashay Boqortooyada Ingriiska , waxaan qabanay...

View Article

R.Wasaaraha oo guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedaha loo jeediyay...

Muqdisho, May 8, 2016—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa guddi xaqiiqo raadin ah u magacaabay eedo loo jeediyay hay’addaha amniga dalka....

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live