Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/W. Cumar: “Dagaallada ku soo noq-noqday Deefow iyo deegaannada ku xeeran...

Muqdisho, 31, Dec, 2014…..Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, ayaa ku baaqay in deg deg loo joojiyo dagaallada ku soo noq noqday qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

60 Soomaali ah ayaa Lagu Diley Koonfur Afrika 2014 – magacyadooda halkan ka...

K/Afrika : Imisaa la diley ? Tirada Soomaalida la dilay Iyo Dukaamaha La Boobay 2014‏, Akhriso Magacyada …. Tirada Soomaalida ee sanadka 2014 lagu diley dalka Koonfur Afrika yaa gaaraya heerkii ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulashada Jimcaha: Xasuuqa ciidamada Kenya ay ku hayaan Muslimiinta Dalkooda

Laga soo billaabo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya horraantii 91kii, dowladaha Kenya Ehiopia waxay saameyn taban ku lahaayeen xaaladda iyo isbeddelada siyaasadeed ee waddanka Soomaaliya. Walow...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kee Sannadka Mudan inaan u Dabaal Dagno? Ha ku Dhex Milmin Gaallada “

Asalamu caleykum walaalahi Soomaaliyeed salaam kadib mahad oo idin alle ayaa iska leh nabigeena muxamadna nabad galyo korkiisa ha ahaato sheikh ma ahi laakiin waxaan rabaa inaan qoraal yar oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ambasadoor Cabdiraxmaan Diinaari “Dadka ku nool Gobolada Dhexe waxaan u hayaa...

“Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa ii sheegey in hadii Xal loo helo Gobolada Dhexe Xal loo helyo Dalka oo dhan” Ambasadoor Cabdiraxmaan Nuur Maxamed ( Diinaari) oo ka mid ah Musharaxiinta u taagan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulan lagu soo Dhaweynayo Gudoomiyaha Cusub ee Dhalinyarada Gobolka Hiiraan...

Waxaa Hotelka City Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Kula balaaran oo u jeedkiisu ahaa soo dhaweynta Gudoomiyaha Cusub Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Muna Xasan Maxamed, waxaana kulankaas ka qayb...

View Article

Xaggee ku dambeeyay Go’aankii Golaha Wasiirada ee Badda Soomaaliya iyo Law no 37

Golahii wasiirada ee xukuumaddii ka horey tan hadda ka jirta Soomaaliya ayaa go’aan taariikhi ah kasoo saaray xeerka badda Soomaaliya oo ay ku adkaynayaan sida ay u aqoonsan yihiin sharciga Law no. 37....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Munaasabad lagu Daahfurayey Urur loogu Magacdarey Dib u Dhiska Soomaaliya...

Waxaa Hotelk Maka Al-Mukarama lagu qabtey Munaasabad lagu Daahfurayey Ururka Dib u dhiska Soomaaliya (Somali Rebuilding Organization marka la soo Gaabiyo loo yaqaan (SRO), Ururkaas oo hore looga furey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faarax Qare 2013: Badeena waa lagu soo Duulay, waana in aan noqon dad wax loo...

“Badeena waa lagu soo Duulay, waana in aan noqon dad wax loo yeeriyo maalin kastana ay warqado u soo diyaariyaan shaqsiyaad sheeganaya inay ka socdaan Beesha Caalamka” ayuu yiri Jan, Faarax Qare oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka ee Dowladda Federaalka oo Dowladda Turkiga...

Faarax Sheekh C/qaadir oo ah Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka oo iminka ku sugan Dalka Turkiga aayaa waxaa uu Kulan la qaatey Dhigiisa Wadankaa Bekir Bosdeh waxaana Kulankas la iskula soo qaadey...

View Article

Somali Government warns illegal companies operating in Somalia

PRESS RELEASE 7/1/2015 The Ministry of Petroleum and Mineral Resources, Federal Government of Somalia has been closely monitoring the illegal activities of ARC, a Chinese company. ARC has been involved...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Caliyoow Xaal ka Qaado wixii Dhacay!

Soomali badan ayaan ku farxin hadalkii dhowaan ka soo yeeray Hogaanka Ciidmada Amisom ee ahaa in xilkii laga qaaday Afhayeenkii ciidamada Amisom Coll. Cali Aadan Xumud, markan sidaas leeyahay wxaan ka...

View Article

Warsaxaafadeed: Soomaaliya oo Digniin u dirtay Shirkad laga leeyahay Shiinaha...

Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaalia waxay si dhaw ula socotaa dhaqaaqa shirkadda ARC oo Shiine laga leeyahay taas oo waayahan danbe si sharci darra ah macdan baaris...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ardeydi igu Badneyd oo u Fariisatey Imtixaanaadkii Jaamacadda Horseed 2014-2015.

Waxaa Xarunta Jaamacadda Caalamiga ee Horseed ka bilowdey imtixaanaadkii Waxbarshada ee Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadaas ka Kooban tahay,ee 2014 -2015 waxayna ardey ay ahaayeen kuwa ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkada Korontada Banaadir (BECO) oo Qiime Dhimis Balaaran u sameysey...

Shirkada Korontada Banaadir (BECO), ayaa qabtey Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey ismarkaana waxay Munaasabadaas ay ahayd mid ay shirkada hoose ugu dhigeyso Sicirka Korontada ee ay siiso...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

R/Wasaare Cumar oo Caawa ku dhawaaqay Xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada

Muqdisho, Januari 11, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid ayaa caawa ku dhawaaqay golihiisa wasiirada, kadib markii uu wada tashi kala sameeyey Madaxweynaha,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cumar Cabdrashiid oo ka jawaabay Hadal ka soo yeerey Qaar ka mid...

Muran iyo Khilaaf weyn oo ka dhashey Magacaabistii Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Golahiisa Wasiirada , waxaana Magaalada Muqdisho durba ka bilowdey Shirar Goon Gooni ah o ay yeelanayaan...

View Article


Wasiirkii hore ee Khayraadka Badda oo Geeriyoodey

R/Wasaare Cumar ayaa ka tacsiyeeynaya geeridii ku timid Wasiirkii Khalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Maxamed Coloow Barroow. Muqdisho, Janaayo 16, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xukuumada Sharmaarke oo la sheegey in ay ku adkaan doonto in ay Codka...

Maalinta Sabtida waxaa la filayaa in ay kulan yeeshaa Xubnaha Baarlamaanka si Xukuumada uu dhawaan soo dhisey Raiisul wasaaraha Dowladda Federaala ee Cumar Cabdirashiid u siiyaan Codka Kalsoonida ama u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

JE SUIS MUSLIM (Waxaan nahay Muslim) Hal-ku-dhigga Banaanbixii ay dhigeen...

Marka la weeraro Dadka Madow, reer Galbeedka ama Dadka Dimoqraadiyadu Madax martey waxay yiraahdaan “Waa Midab Takoor” (Racism) Marka la weeraro Dadka Yuhuuda ah waxay dhahaan “Yuhuud Naceyb”...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live