Cumar Cabdirashiid oo kala diray Golahiisii Wasiirada
Baarlamaanka oo Cod Aqlabiyad ah ku ogolaadey Codsigii Raiisul Wasaaraha ee ahaa in la kala diro Golaha Wasiirada Cusub Inta uusan Baarlamaanka ka doodin Kalsooni siinta Xukuumada Raisul Wasaare Cumar...
View Article2009: Cumar C/rashiid oo Qarammada Midoobay u Gudbiyey Waraaq Burinaysa...
somalitalk.com/2009/09/16/cumar-crashiid-oo-qarammada-midoobay-u-gudbiyey-waraaq-burinaysa-goaankii-baarlamaanka-kenyana-u-ogolaanaysa-badda-soomaaliya-ee-ay-cabiratay/
View ArticleR/Wasaare Cumar ayaa la kulmay Safiirka dowladda Isutaga Imaaraadka Carabta u...
Muqdisho, January 19, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya...
View ArticleMaraykanka oo Maanta oo kale laga xasuusto Hogaamiyihii Xaquuqda Madaniga ah...
Martin Luther King Wuxuu ahaa hogaamihii isu taagay u dagaalanka xuquuqda dadka Madoow ee Maraykanka si aanan rabshad lahayd, isagoo taariikhda ku galay khudbadii caanka noqotey ee uu jeediyey ee...
View ArticleCUMAR CABDIRASHIIDOW XALAAL BARQAA LA QASHAA !!
Soomaalidu waxay tiraahdaa “GURBAAN MAXAA HABEENKII LOO TUMAA HADDII AYSAN LAQDABO KU JIRIN” , marka aan sidaa leeyahaay dadka Soomaaliyeed waxay la yaaban yihiin Labadii Gole Wasiir ee ay kala soo...
View ArticleRW. Cumar ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay qaar ka mid ah...
Muqdisho, January 21, 2015… Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa Ha’yada Culimada Soomaaliyeed, isagoo ku...
View ArticleWarsaxaafadeed hay’ada culimada Soomaaliyeed
بسم الله الرحمن الرحيم war saxaafadeed ku saabsan kualankii Raiisul wasaaraha iyo Hay’adda culumada soomaaliyeed قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : الدين النصيحة ، قلنا لمن يارسول الله ؟ قال : لله...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo cambaareeyay weerarkii maanta ka dhacay...
Muqdisho, Januari 22, 2015….Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee kooxda Al-shabaab...
View ArticleShirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga...
Muqdisho, January 22, 2015…..Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa maanta shir guddoomiyey kulankii caadiga ahaa ee xubnaha golaha Wasiirrada,...
View ArticleTurkiga : Macaan iyo Qaraar.
Bishii Agoosto ee Sannadkii 2011 waxaa Magaalada Muqdisho Soo gaarey Raiisul Wasaarihii Wadanka Turkiga Ragab Dayib Ordogan oo haatan ah Madaxaweynaha Dalkaas ka dib markii uu ka damqadey Abaar ba’an...
View ArticleDowladha Jabuuti iyo Turkiga oo kala saxiixdey Heshiisyo Cusub.
Iyadoo Maalmahaan uu Booqasho uu ku marayey Wadamo ka tirsan Geeska Afrika Madaxweynaha Wadanka Turkiga Ragab Dayid Ordogan ayaa inta uusan soo gaarin Magaalada Muqdisho waxaa uu kulamo la yeeshey...
View ArticleMadaxweynaha Turkiga oo Booqasho ku tegey Muqdisho
War deg deg ah -Madaxweynaha Wadanka Turkiga Ragab Dayib Ordogan oo Goor dhow ka soo degey Garoonka Aadan Cadde. Ordogan oo Xariga ka jarey Qayb Cusub oo lagu Kordhiyey Garoonka Waxaa Goor Dhow...
View ArticleIsbitaalka Digfeer oo loo bixiyey Rajab Dayib Ordogan Hospital
Isbitaalka Digfeer oo la dhisey Sannadkii 1963 dii ayaa waxaa uu ku burburey Dagaaladi Sokeeyey , waxaana u sii wehlyey Duqnimo , waxaa Sannadkii 2011 Xiligaas oo uu yimid Raiisul Wasaarhii Turkiga...
View ArticleRajab Dayib Ordogan Waa Nin Cayn Kee ah?
Waxa Magaalada Muqdisho ku sugan Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogan iyo Wafdi aad u balaaran , waxaana Booqashaada lagu tilmaamey midii ugu balaarneyd ee Muddo labaatan sanno Ruux Darajadaas leh...
View ArticleBooqashadii Ordogan oo kala Xayirtey Lamaane is Aroosi lahaa !!
Iyadoo weli ay Xiran yihiin Isu socodka Gaadiid yo Dadkuba ka dib markii uu Booqasho ku yimid Madaxweynaha Wadanka Turkiga Rajab Dayid Ordogan ayaa waxaa la kulmey Nin dhalinyaro oo aad u Careysan...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timi...
Muqdisho, Jannaayo 26, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timi Allaha u naxariiste Xildhibaan Maxamed...
View ArticleShiweynihii Afaraad ee Dalladda SOSCENSA oo Ka furmey Magaaladda Muqdisho.
Magaalada Muqdisho waxaa ka furmey Shirweynihii Afaraad ee Dalladda SOSCENSA ,waxaana uu shirkaaasi ka dhacay Hotelka Makka Al Mukarama ka soo socdey muddo Seddex maamlmood ah 26ka, 27ka, iyo 28...
View ArticleMinnesota: Wiil 13-jir ayaa Dhintay kaddib markii walaalkiis Xabbad kaga fakatay
Booliska magaalada Eagan (oo kaabiga ku haysa Minneapolis) ayaa sheegay in wiil 13-sano-jir ah uu dhintay kaddib markii xabad kaga fakatay walaalkiis oo 15-sano-jir ah. Wiilka dhintay waxaa magaciisu...
View ArticleDaawo Baraf iyo Dabaylo Xoogan ayaa ku dhufatay Gobolada Waqooyi Bari ee...
Gobolada Waqooyi Bari ee dalka Maraykanka ayaa xaalad deg deg ah lagu soo rogay ka dib Baraf iyo Dabaylo Qabow wata uu ka dhuftay 9 Gobol oo ka tirsan Waqooyi Beri ee Ameerica. Barafkani ayaa la...
View ArticleRW. Cumar oo caawa ku dhawaaqay xukuumad ka kooban 20 Wasiir
Muqdisho, 27, Jan, 2015. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada, kadib wadatashi uu la yeeshay madaxweynaha, gudoonka...
View Article