Cumar Cabdirashiid oo Loo Magacaabay Ra’iisul Wasaare
Warsaxaafadeed kasoo baxay villa soomaaliya ayaa shaaca ka daaqay Madaxweyne Xasan Shiikh oo magacaabay Ra’iisul Wasaare. Muqdisho-17 December 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xassan...
View ArticleBulshada sida ay u aragto Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid.
“Waxaa u u rajeeyey in uu Jabiyo Iskoorkii Aabihii” “Waxaa ka cabsi qabaa in uu Muran geliyo Dhulka maadaama uu hore u Muran u geliyey Badda” Raiisul Wasaare hore u Fashilmey in la soo celiyo waa mid...
View ArticleKulamo Dacwada Islaamiga ah looga tashanayay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo – Kulankaani oo ay soo qaban qaabisay Mu’asasada Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Horumarinta ayaa waxaa ay u kala qaybsanaayeen Kulan Gabadhaha looqabtay iyo mid Ragga loo qabtay. Kulanka Gabdhaha...
View ArticleHooyo Shukri Cabdulaahi Nuux “Laba Sanno Wareer iigu filan, waxaan Codsanayaa...
Rooda Cabdikariim Cabdulaahi waxay ahayd Gabar Shan jir ah oo ay dileen Ciidamada AMISOM ka dib markii ay jiirsiiyen Gaari Gaashaaman mar uu marayey agagaarka Saldhiga Booliska ee Degmada Wardhigleey...
View ArticleMinneapolis: Xeer Ilaaliyaha Soomaaliya oo ka hadlay Caddaalad darida,...
Waxaa xalay (Dec 20, 2014) kulan lagu qabtay Ramada Hotel ee magaalada Minneapolis hadal ka jeediyey Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya Dr. Axmed Cal Daahir. Kulankaas oo looga hadlay “Caddaalada iyo...
View ArticleMaadaama ay marxalad cusub galayaan wadahadalada u dhaxeeya DFS iyo Maamulka...
Waxaa marxalad cusub galayo wadahadaladii u dhaxeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland, ka dib markii ay Magaalada Djabuuti isku arkeeen Waftiyo ka kala socday Labada...
View ArticleBeesha Jareer Weyne oo Dalbatey laga Tixgaliyo Awood qaybsiga Xukuumadda uu...
Kulan ballaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimay loogana hadlayay guud ahaan siyaasadda Soomaaliya iyo Arrimaha Beesha Jareer weyne ayaa magaalada Muqdisho lagu qabtay.kulanka oo ay soo...
View ArticleRW Cumar Cabdirashid: “Waxaan dardar-galinayaa helitaanka Siyaasad xasiloon...
Baarlamaanka DFS oo ay soo xaadireen 224 ayaa 218 codka kalsoonida siiyey ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid, kaddib warsaxaafadeedyada hoose ayaa kasoo baxay xafiiska raiisul wasaaraha iyo kan...
View ArticleSafiirka Soomaaliya ee Dalka Turkiga oo soo xirey Wajigii Koowaad Shaqaale ka...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Amb. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa waxa uu magaalada Ankara kula kulmay shaqaale ka mid ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo dhiiragalinta maalgashika...
View ArticleWargeyska SOMALIPRESS oo muddo 17 Sanno ah ka soo baxayey Dalka Canada oo...
Wargeyska SOMALIPRESS oo muddo 17 Sanno ah ka soo baxayey Dalka Canada ayaa Cadadkii ugu horeeyey waxaa laga soo saarey Magaalada Muqdisho , waxaana Daahfurkii Wargeyskaas loo sameeyey Xaflad si heer...
View ArticleMINNEAPOLIS: DIB-U-FURIDDA ICSA/ MASJIDKA DAAR AL – HIJRA!
Natiijo wanaagsan aan u badelno dhibkii inaga soo gaarey dabkii Cedar ka dhacay. Masjidka dib u dhiskiisii wuu bilaabmay. Ka qeyb qaado dib u dhiskiisa. Waxaana lagula wadaagi doonaa macluumaad ku...
View ArticleRa’iisul Wasaare Dr. Cumar C/rashiid oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay
Warsaxaafadeed Muqdisho, December 25, 2014—— Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cumar Cabdirashiid...
View ArticleSoomaaliya ma ka badbaadi kartaa ku darsashada Itoobiya iyo Kenya?
(Can Somalia Survive from Ethiopia and Kenya Annexation?) By: Abdiweli Hassan Mohamed (abdihass55@hotmail.com) Soomaaliya waxay ku taal Geeska Afrika iyadoo leh xeebta ugu dheer Afrika (3333km) waana...
View Article“Waa in Safaaradda Itoobiya laga raro Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya, si...
Sidaas waxaa yiri Xog-ogaal, oo intaas raaciyey waa in Domain-ka .So xaruntiisa laga soo raro Japan… Cumar Cabdirshiid waa ra’iisul wasaarahii saddexaad ee ay yeelato Dawladda Soomaaliya ee uu...
View ArticleJaamacadda PLASMA
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey ku saabsaneyd ardey ka qalin jabisey Jaamacadda PLASMA ayaa lagu qabtay Hoolka weyn ee Jaamacadda ee Magaalada Muqdisho, waxaa ka qeyb galay Madaxda...
View ArticleSweden: Weerarkii lagu qaaday masjidkii soomaalida ee magaalada Eskilstuna
Hordhac: Magaalada Eskilstuna ee dalka Sweden oo aan sidaas uga fogeyn caasimada dalka ee Stockholm, ayaa waxaa ku nool dad soomaali ah oo gaaraaya ilaa laba kun oo qof.Soomaalida ayaa ku kala nool...
View ArticleMagaallada Muqdisho Magaallo Fiicnaan jirtay Balse Xumaatay ???!!!!
Horudhac : Magaallada Muqdisho oo ah Magaalladaan ku soo Koray , waxay aheyd Magaallo aad iyo aad Nabad u ah mudanna in lagu tilmaamo Magaallo Fiican ( بَلْدَةٌ طَيِّبَةٌ ) ,se waxay is Badashay...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada...
Muqdisho, – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Isbitalka ciidamadda XDS, waxana...
View ArticleSummadaha Siyaasiga – WQ. Xiddig
Qore: Abdirahman Maxammed (Xiddig) Xiddig@gmail.com “Maasha’allah, masaajidkan oo kale masaajid la mid ah weligey ma arkin. Waa in aan hadda ka dib ka mid noqdaa dadka ku xiran ee ku tukada...
View ArticleHey’adda aqoonyahanada beeraleyda Soomaaliyeed (SATG) oo bandhig u sameystey...
Xarunta cilmi baarista ee hey’ada aqoonyahanada beeraleyda Soomaaliyeed (SATG) oo ay ku leedahay degmada Afgooye ayaa lagu qabtey bandhig beereed oo socon doonaa muddo laba todobaad ah. Furitaanka...
View Article