Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulashada Jimcaha : Ka Fikir Soomaaliya oo la hoosgeynayo IGAD 2016

Xulashada Jimcaha, waxaan aalaaba ku soo qaadannaa qoraallo iyo qodobbo xiiso leh. Toddobaadkan waxaan akhristeyaashayada la wadaageynaa qoraal uu diyaariyay Danjire Maxamed Cumar Cusmaan (AHN) oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adaha AVRO iyo SOYDEN oo soo Gabagabeeyey Mashruuc Waxbarasho oo ay ka...

Munaasabasad si heer sare ah loo soo agaasimey islamarkaana ku saaabsaneyd Dhalinyaro so dhmeysatey Waxbarasho mudo Lix Bilood ah, waxaana Mashruucaas fuliyey Hirgelintiisa Hayadaha AVRO iyo SOYDEN...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo Codka Kalsoonida ka waayey Baarlamaanka...

153 Xildhibaan ayaa Codka Kalsoonida kala laabatey Raisul wasaaraha Soomaaliya, waxaa diidey mooshinka 80 Xildhibaan, waxaa ka aamusey 2 Xildhibaan, sidaas ayuu xilkiisii ku waayey ra’iisul wasaaraha…...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R.W Cabdiweli oo aqbalay go’aanka Golaha Baarlamaanka

Mogadishu, 06 December 2014— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa aqbalay go’aankii golaha Baarlamanka F. Soomaaliya ay maanta kalsoonida ugala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

December-ta 2015 maxaa la filan karaa?

Xasan Shiikh “Ma jabin doonaa Rikoorka u yaala soo Magacaabista Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya” 10-kii September 2012 –waxaa markii ugu horaysay Magaalada Muqdisho lagu doortay Madaxwayne Xasan...

View Article


Warsaxaafadeed kasoo baxay Ra’iisal Wasaaraha ay kalsoonida kala laabteen...

War Saxaafadeed RW: “Waxaan ka codsanayaa dhammaan dhinacyadii uu saameeyey muranka inay wanaag iyo is cafis ku beddelaan khilaafka, wadajirna u wajahaan dardargelinta hawsha qaranka” Muqdisho, 7th...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

URUR AY KU MIDEYSAN YIHIIN WARGEYSYADA MADAXABANAAN EE MUQDISHO OO LAGU...

Kulan ay isugu yimaadeen Madaxda iyo Qorayaasha Wargeysyada Madaxabanaan ee ka soo baxa Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay xarunta Wargeyska Xamar ee ku dhex taala Jaamacada Green Hope 7/12/2014....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Safiirka Sweden iyo Ergeyga...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya iyo Ergeyga Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan...

View Article


Xaggee ku dambeeyay Go’aankii Golaha Wasiirada ee Badda Soomaaliya iyo Law no 37

Golahii wasiirada ee xukuumaddii ka horey tan hadda ka jirta Soomaaliya ayaa go’aan taariikhi ah kasoo saaray xeerka badda Soomaaliya oo ay ku adkaynayaan sida ay u aqoonsan yihiin sharciga Law no. 37....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga ee Degmada Xamar weyne oo la Caleemo Saarey.

Degmada Xarmar weyne oo noqotey Degamadii ugu horeysey ee Sameysta Hogaan Rug Ganacsi Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ujeedadeeduna ahayd Caleema saaraka Gudoomiyaha Rugta Gacansiga Degmadda...

View Article

Maxaa faa’iido ah oo ku jirta joogista ay dalka joogaan ciidamada Itoobiya...

Waxaa waayadan aad u kordhayo walaaca ay dad Soomaalidu ah ka qabaan cawaaqibka ka dhalan kara weerarada ay Al-Shabaab la beegsaneyso Kenyaanka aan Muslimka ahayn gaar ahaan dadka rayidka ha....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qalin Baa Ku daba yaal Dabar Jaraha Umadow!!! (maqaal)

Muxuu Qalinku Sheekiyo Hadba Qodob la yaabliyo Mahadhooyin Qorayaa Hordhac. Dhalinyaradu waa Aas aaska Umad waliba, Dabar Jaraha Umadana waxaan ula jeedaa Tahriibiyaha Dhalinyarada Somaliyed ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhalashadii la eeday ee calmaaniyada

Aragtida lagu magacaabo (Theocracy) oo ah in nidaamka dawladeed ilaahnimo sheegto, ama ku andacoodo inuu ilaahay toos ula xidhiidho, waxay ahayd aragti kahana qaaday wadamada reer galbeedka, wakhtigii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed oo Markii ugu horeysey la doortey.

waxaa markii ugu horeysey taariikhda qabsoomey kalfadhigii koowaad ee baarlamaan ay leeyihiin dhalinyarada Soomaaliyeed kaasi oo ka kooban 275 xildhibaan oo 84 ka mid ahi ay yihiin gabdho taas oo looga...

View Article

Sirta iyo Siyaasada ka Dambeysa Musuq Maasuqa lagu Eedeeyay Wasaarado badan...

Sida cid kasta u muuqata, Soomaaliya waxaa hareeyay Musuqmaasuq kaas oo sababay in hadafka ah horumar uu gaaro dalku uu gaabis galo, waxaana warbixin ay soo saartay hey’ada u xilsaaran dabagalka musuqa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhalinta Soomaaliyeedeey Qabyaaladi Qiil ma leh”

Waxaa maalmahaan goobaha ama baraha bulshadu ku kulanto sida facebook-ga aan ku arkayaa dhalinyaro Soomaaliyeed oo isku jirta hablo iyo wiilal oo ku hadaaqaya ama ku hadlaya ficilo qabiil wax looga...

View Article

Federaalkee bay ka tirsan yihiin Maamul Goboleedyada Soomaaliya ma midka...

Ka dib dhicintaankii Dowladda Dhexe,Waxaa dalka ka dhacay isbadal saameeyey guud ahaan Mujtamica Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka daneeya siyaasadda. Isbadalkan ka dhashay burburka dowladnimo, ayaa soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAA NOOCEE RA’IISAL WASAARAHA AY DOONAYAAN MADAXWEYNE XASAN IYO KOOXDIISA?!!

Tan iyo markii uu Baarlamaanka kalsoonida kala noqday xukuumadda Ra’iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed, waxaa xarunta madaxtooyada Villa Somalia ka socda dhaqdhaqaaqyo iyo shirar gaar gaar ah oo dhex...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHIRWEYNE LAGU QABTAY MUQDISHO OO LAGU DAAHFUREY DHISMAHA JIDKA ISKU XIRA...

Shirweyne ay ka soo qey galeen in ka badan 200 ruux oo isugu jira, Siyaasiyiinta, Dhaqanka, Culimada, Dhalinayarada iyo Haweenka beesha Muddulood ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho,Shirkaas oo ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikhdii Cumar Cabdrashiid Cali Sharmaarke oo loo wado Raiisul Wasaaraha...

Taariikhdiisii iyo qaabkii uu isaga Casiley Dowladii uu Hogaaminayey Shiikh Shariif Musharaxiinta fara badan ayaa waxaa la sheegey in ay Madaxweyne Xasan Shiikh ay u gudbiyeen Waraaqahooda si loogu...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live