Kulankii Baarlamaanka oo Markale Lagu Kala dareeray
Iyo Go’aan Kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya – iyo warmurtiyeed uu soo saaray ra’iisul wasaaraha DFS sheegayna (“Mooshinkaan sharci darrada ah wuxuu caqabad ku noqday geeddi...
View ArticleQaar ka mid ah Wasiirada ku dhow Madaxweynaha oo la filayo in ay iska...
Iyadoo weli uu taagan yahay Khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed, waxaana Khilaafkaan uu sii Xoogeystey...
View ArticleAfkaaga Hooyo Waa Hodan ee Hor Mari!!
Af Soomaaligu waxaa uu ka mid yahay luuqaddaha Geeska Afrika kuwa ay ku Hadlaan dadka ugu tiro badani. Dadka Soomaaliyeed ee ku hadlana waxay ku dhaqan yihiin deegaano aad u baaxad weyn oo u dhexeeya...
View ArticleXisbi Siyaasadeed oo uu Hormuud u yahay Duqii hore ee Magaalada Muqdisho oo...
Tarsan “Xisbgaan Koox Gaar ah ma laha , Qabiil gaar ahna ma laha, waxaa Xisbi ay u Dhan yihiin Ummada Soomaaliyeed” Iyadoo Sannadka 2016 la filayo in Soomaaliya laga qabto Doorashooyinka Madaxtinimada...
View ArticleAragtida Caqliga: Asalkeeda, Astaamaheeda iyo Aafooyinkeeda.
Qore: Abdirahman Maxamed (Xiddig) xiddig@gmail.com Waa nimco iyo naxariis Alle uu siiyo aadamaha. Waa hadiyad uu u hibeeyey dadka oo dhan. Waa deeq iyo darajo uu siiyey muslim iyo gaalba. Waa fadli iyo...
View ArticleXaggee ku dambeeyay Go’aankii Golaha Wasiirada ee Badda Soomaaliya iyo Law no 37
Golahii wasiirada ee xukuumaddii ka horey tan hadda ka jirta Soomaaliya ayaa go’aan taariikhi ah kasoo saaray xeerka badda Soomaaliya oo ay ku adkaynayaan sida ay u aqoonsan yihiin sharciga Law no. 37....
View ArticleGo’aan Uu Guddoonka Baarlamaanka Ku Shaaciyey Xiliga Ay Bilaabanayaan...
Qoraal ka soo baxay guddoomiyaa baarlamaanka DFS ayaa tibaaxay in 2da December 2014 la qaban doono kulanka gudagalka ajandaha Mooshinka kalsooni kala noqoqshada ra’iisul wasaaraha, waxaana ka doodista...
View ArticleRW. Cabdiwali : “ Xiligaan Shacabka Soomaaliyeed ma xamili karaan colaado...
Muqdisho, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya deegaano hoostaga degmada Xarardheere in ay deg deg u joojiyaan...
View ArticleDawladnimo, Danguud, iyo Dayaca Soomaaliyeed.
Dawladnimadu waa teedka iyo darbiga ugu muhiimsan ee umadduhu ku naaloodaan. Umadaha qadarinta iyo tixgalinta kuleh nolosha, waxay kutiirsan yihiin nidaam dawladdeed oo u taagan aaya kalintooda....
View ArticleSomaaliya ma aha Jarmal!
Qoraa Soomaaliyeed oo dhaliilsanaa siyaasadihii ee mid kamida xukuumadihii rayidka ahaa ee dalka ka jiray 1960-1969 ayaa qoray maqaal duur-xul ahaa, nuxurka maqaalkuna waxa uu ahaa sidan “ Wasiir...
View ArticleUsbuucii Sheekh Axmed C/samad iyo Galdogob
Sheekh Axmed C/samad oo ka mid ah culumada soomaaliyeed ayaa maalmahaan nashaad dacwo kawaday magaalada Galdogob, nashaadaadkaas oo ay diyaarisay Mu’assasada Alminhaaj ee Galdogob ayaa ku bilowday...
View ArticleMid ka mid aha Beelaha Dega Gobolada Dhexe oo Dooratey Hogaan Cusub oo...
Dr Nuur Shiikh Maxamed “Waxaa Baaq Nabadeed u jeedinayaa Dhinacyada ku Dagaalamaya Gobolada Dhexe” Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasmey ilsmarkaana ku saabsaneyd soo bandhigida Gudoomiyaha...
View ArticleHayadda SCAC iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada oo si Wadajir...
Halkii maalin oo kasta waxaa cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS uu ku dhacaa 7,000 qof oo ku nool dunida dacaladeeda, taas oo ka dhigeysa in halkii saac oo kasta uu qiyaastii cudurkaasi asiibo 300 qof....
View ArticleSiyaasiyiinta Soomaalida oo dalkii u gacan geliyey Itoobiya xilli rajo laga...
Siyaasiyiinta Soomaalida, ayaa dalkii u gacan geliyey taliska Xabashida ee ay hormuudka u tahay Qowmiyadda Tigreeda xilli rajo laga qabay qaran Soomaaliyeed oo mid ah islamarkaana madax banaan.Waana...
View ArticleKhilaafka Madaxda Soomaaliya, Khalad aan wax laga baran!!
Hadal heynta ugu badan ee arimaha soomaaliya ayaa noqotay khilaafka madaxdad soomaaliya gaar ahaana madaxweynaha iyo Ra’isul wasaaraha. Shacabka, warbaahinta iyo xittaa hay’adaha dawladda sida...
View ArticleDalladda Awoodsiinta Naafada Soomaaliyeed (SODEN) oo Xustey Maalinta Naafada...
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed “Xukuumadu waxay Dooneysaa in Dadka Naafada ah ay heleen Dhamaan Xaquuqahooda” 3-da Bisha December ee Sanad kasta oo ah maalin loo asteeyey dadka naafadda ah...
View ArticleWar-saxaafadeed: Madaxweynaha Somalia oo u hambalyeeyey Madaxweynaha Koofur...
Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa tibaaxay in madaxweynaha DFS oo booqasho ku tegey magaalada Baydhaba ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha dawlad goboleedka...
View ArticleRW Cabdiwali oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan hore Liibaan, una rajeyey...
Muqdisho, 04, Dec, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee kooxaha Argagixisadu saaka ku dileen allaha u...
View ArticleKenya, Ethiopia in talks to create buffer zone in Somalia
Xinhua, China: NAIROBI, Dec. 3 — Kenya and Ethiopia are in discussions to create a buffer zone inside Somalia along their respective borders to deter Al-Shabaab attacks, a senior government official...
View ArticleKulanka Baarlamaanka ee Sabtida oo wax Walba laga filan karo.
.. Madaxweynaha 117 Xildhibaan, Raiisul Wasaaraha 110 Xildhibaan .. Daahir Mire Jibriil “ Haddii Raiisul Wasaaraha la rido Siyaasada Soomaaliya meel Xun bay gaareysaa” Waxaa la filayaa in (Sabti Dec 6,...
View Article