President’s keynote speech
HLPF Copenhagen 19 November 2014 If you search for books on Somalia, you’ll come across a slew of titles featuring phrases like ‘the world’s most dangerous place’, ‘outlaw state’, and ‘failed’ and...
View ArticleRadio Muqdisho iyo Khilaafka Madaxda Dowladda.
Raadiyo Muqdisho waxaa la Aasaasay 1950-kii, tan iyo waagaas waxaa uu soo maray marxalado kala gedisan oo waxaa maamulayey dowlado iyo Xukuumado kala duwan, waxaa kaloo maamulay qaar ka mid ah...
View ArticleMar haddii uu Ra’isulwasaaruhu lumiyey kalsoonida sow ma haboona in uu...
Mar haddii uu Ra’isulwasaaruhu lumiyey kalsoonida Madaxweynihii soo magacaabay iyo Baarlamaankii ansixiyey sow ma haboona in uu iscasilo? Waxaa meel xun marayo khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha...
View ArticleDalladda Suxufiyiinta Qorahay Media oo ka digtay Cabudhinta Saxaafadeed ee...
Warbaahinta Qorahay Media oo mudo dheer hawada ku soo jirtay la aasasay sanadkii 1999, waxaa loo aasasay kadib markii ay muuqatay baahida saxaafadeed & sida Ogaadeenya aysan uga jirin wax saxaaafad...
View ArticleAl-Minhaaj- Maxaadaro kusaabsan Danbiyada Waawayn oo lagu qabtay Gaalkacyo
Muxaadaradaani oo lagu qabtay Masjidka Ramadaaan ee Xaafada Garsoor ayaa loo qabtay Bulshada qaybaheeeda kala duwan waxaana ay Masaajidka kabilabatay Salaadii Makhrib kadib. Muxaadarada ayaa waxaa...
View ArticleWARMURTIYEED – Madasha Iskaashiga ee Heerka Sare – COPENHAGEN 19-20 November...
1. Shir sannadeedkii ugu horeeeyay ee heer wasiir ee Madasha Iskaashiga ee Heerka Sare ayaa lagu qabtay magaalada Copenhagen inta u dhexeysay 19 iyo 20 November, waxaana wada-shirguddoomiyay Mudane...
View ArticleXildhibaano ka noqday Motion-kii – madaxwayne Xasana baaq u jeediyey
Kulan maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho, xubnaha golaha Shacabka ee kasoo horjeeda Mooshinkii dhawaan laga keenay Ra’iisul Wasaaraha iyo Xukuumaddiisa ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Dowladda F....
View ArticleXulashada Jimcaha: Dhalanteed – maaso dhaxalgal ah
Ummadda Soomaaliyeed waxaa lagu tilmaamaa mid hoodo gaar ah u heshay suugaan hodan ah iyo hal-abuurro ay haybaddooda wax curintu aad u heersarreyso. Hal-abuurradaasi xilli kasta oo ay joogeenba waxay...
View Article(Dugsi kamida Dugsiyada Quraanka ee Hooyo oo laga furay Magaalada Gaalkacyo)
(Jamciyada Hooyo oo Dugsi Cusub ka furtay Gaalkacyo) 21.11.2014 Gaalkacyo Jimciyada hooyo oo kashaqaysa Arimaha Khayriga ah ayaa xarun cusub oo lagu baranayo quraanka kariimka ah kafurtay xaafada...
View ArticleShabakada Macalimiinta Soomaaliyeed oo Xustey Maalinta Macalinka Soomaaliyeed...
Xaflad lagu Maamuusayey Maalinta macalinka Soomaaliyeed 21 November uuna soo qaban qaabiyey Shabakada Macalimiinta Soomaaliyeed STN (Somali Teachers Net-work ) ayaa lagu qabtey Magaalada Muqdisho,...
View ArticleShan Qof oo Soomaali ah oo Koonfur Africa lagu dilay Todobaadkani iyo cabsi...
Shan Qof ayaa lagu dilay Koonfur Africa Todobaadkani taasi oo walwal hor leh ku abuurtay ganacsatada Soomaalida, laba ka mid ah ayaa lagu dilay hal dukaan oo ku yaala tuulada Nashville ee magaalada...
View ArticleMAXAA KA RUN AH INUU FASHILMAY INDHA SARCAADKII TURKIGU KA WADAY MUQDISHO
Shirkadaha Turkiga ee u soo shaqo tegay magaalada Muqdisho ayaa ku fashilantay howlihii ay ku dayactirtay rubuc ka mid ah waddooyinka Muqdisho, kaddib roobab xoogan oo muddo ku dhow hal saac ka...
View ArticleWarsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha DFS
“Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya” Mogadishu, November 22: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo...
View ArticleKulanka ay wada yeesheen Madaxweynaha iyo Xubnaha Baarlamaanka ee kasoo...
Iyo Xildhibaanada ka soo horjeeda Mooshinka oo ku hanjabey in Maalinta Isniinta ay halkii ka sii wadi doonaan Heestii Somaaliyeey Toosa. Iyadoo Weli uu taagan yahay Khilaafka Madaxweynaha Dowladda...
View ArticleMa Ilaashan Karnaa Hanaankeena Dawladnimo ee Curdanka ah?
Bishii Julay 1960 ayeey ahayd markii Soomaaliya ay hanatay nidaam dawladeed oo madaxbanaan, kaasoo ay ku lug lahaayeen dhinacyo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen golihii wisaayada ee qaramada midoobay,...
View ArticleXildhibaanno: Ma aqoonsan doono Natiijada ka soobaxda Baarlamaanka
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ee ka soo horjeeda Mooshinka oo sheegey in aysan aqoonsan doonin Natiijo kasta oo ka soo baxda Kulan baarlamaanka. Waxaa la filayaa in Maalinta Isniinta oo ku...
View ArticleXildhibaanada Baarlamaanka laba arrin mid ha doorteen
Yaabka Yaabkiisa horta Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha maxaa ka dhaxeeya, waxaase ka daran oo la yaab leh maxaa ka dhexeeya Xildhibaanada Baarlamaanka waa tan ay kala raacen ama ay laka safteen...
View ArticleMadaxweyne Xassan ma noqon doonaa Mursi-gii Soomaaliya?
Markaad eegto cinwaanta qormadan waxaa laga yaabaa inaad istiraahdo: maxaa Mursiga Masar iyo Madaxweyne Hassan iska galay? mase yihiin laba masuul oo la isku masaali karo? Jawaabtoo kooban waa haa,...
View ArticleMooshinka Xaqdaradda Ah Waa Mid Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamoud Iyo...
Dulucda arimaha la isku haysto Soomaaliya, waxaa abuuray ama sii horinaayo – waa hugriga wayn ee uga jira shisheeyaha deegaanka Soomaaliyeed iyo khayraadkiisa oo leh dhul istaraajiyadeed oo Bad, Beri...
View ArticleRW. Cabdiweli: “Mooshinkaan sharci darrada ah wuxuu caqabad ku noqday geeddi...
War-murtiyeed Muqdisho, 24, November, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, oo caawa war- murtiyeedeed uu ka soo saaray xaaladda dalka uga waramay...
View Article