Dacwada Soomaaliya iyo Dowkii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax – VIDEO
Muuqaal taariikheed (Documentary) kan wuxuu ka hadlayaa dowrkii dacwada Soomaaliya uu kulahaa Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ahaa caalim si wayn looga yaqaanay geeska Afrika iyo Caalamkaba. Sidoo kale...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Khudbaddii ku aaddan weerarkii madaxtooyada
Khudbad ku aaddan weerarkii madaxtooyada February 25, 2014 Bismilaahi Raxmaani Raxiim, Waxaan shacabka Soomaaliyeed ku salaamayaa salaanta Islaamka, Assalaamu calaykum wa raxmatu laahi wabarakaatuhu....
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli “Falkii lagu weeraray Maqaaxida waa astaan kale oo...
Warsaxaafadeed Muqdisho, February 27, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fal foolxumo iyo fuleynimo ah ku tilmaamay qaraxii ay maanta...
View ArticleQarax Ismiidaamin ah oo Goor Dhow uu ka Dhacay meel aan sidaa uga Dheereyn...
Waxaa Goor Dhow meel aan sidaa ugu dheereyn Xarunta Nabad Sugida ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax Ismiidaamin waxaana la sheegey in Bartilmaameedku uu ahaa Goob Maqaaxi ah oo inta badan ka...
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo u...
Mogadisho, February 28, 2014 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , iyagoo ku wajahan...
View ArticleKu simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda...
Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda Baarlamaanka...
View ArticleHayadda ICBL ee Soomaaliya oo Xustey Sannad Guurada 15-aad ee ka soo...
Waxaa Hotelka Aaran ee Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guuradii 15 aad ee Dhaqan galka Heshiiska Mamnuucuda Miinada Dhulka lagu Aaso kaasoo loo yaqaan (MBT) ka dib markii...
View ArticleSafar Cumro iyo Janis Rubins.
Salaamu Calaykum akhyaarta ku xiran Websitekan qiimaha badan.Waxaan shaki ku jirin in badan oo idinka mid ah ay soo Cumraysteen ama soo Xajiyeen laakinse dareenkooda safarkaan ruuxiga ah aysan dadka...
View ArticleHaweeney Somali ah oo ka mid Noqotay Saraakiisha Ciidanka Booliska Mareykanka.
Khadra Mohamed oo Soomaali ah ayaa loo ogolaaday in ay ka mid noqoto saraakisha booliska qeybta St. Paul ee dalka Mareykanka. Haweeynedan oo ah Haweeneydii ugu horeesay oo Soomaali ah oo ku biirtay...
View ArticleSirta Dowladda iyo Suuqyada Muqdisho !!
Wareegtada Dowlada oo ka Horeysa Wareegtada Shacabka - Wareegtooyinka uu Madaxweynuhu soo saaro waxaa Xaqiiqo ah oo ka horeysa Wareegtada Bulshada ay soo saaraan ee ay ku soo Bandhigaan Suuqyada...
View ArticleDacwada Soomaaliya iyo Dowkii Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax Qaybta 2-aad
Qaybtaan waxay ka hadlaysaa Waxqabadkii Sheikha ee baaxada lahaa qaybada ka mid ah, markii aan raad raac kusamaynay waxqabadkii Sheikha waxaa muuqatay inaan lagu dabooli kari waqtigaan kooban sidaas...
View ArticleMowqifka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan shirarka ka socda...
iyo Madaxweynaha Soomaaliya oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Ruushka. Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “ Isutaga Imaaraadka Carabta waxay naga caawinayaan dib-u-dhiska dalka iyo hay’adaha...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka...
iyo Ra’iisul Wasaaraha oo kulan casho ah la yeeshay madaxda ganacsatada ee Isutaga Imaaraadka Carabta Warsaxaafadeed Abu Dhabi, March 4, 2014—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh...
View ArticleDowladda Imaaraadka Carab oo Dalkeeda u qaadey mid ka mid ah Bukaan...
Waxaa Maanta oo ay Taariikdu tahay 3/3/2014 Magaalada Muqdisho laga Dhoofiyey mid ka mid ah Bukaanada Soomaaliyeed oo ku jirey Xaalad Koomo ama Miyir la aan ah ka dib markii ay Xabad kaga dhacdey Madax...
View ArticleXildhibaan Cabdalla Boos: Soomaaliya waa dal la haysto
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka DFS oo sheegay in Soomaaliya tahay dal la haysto - Xildhibaan Cabdalla Boos oo ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in maamulka dalka...
View ArticleWasiirka Warfaafinta oo ka Qayb galey Daawashada Filim ay Markii ugu Horeysey...
Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho maanta oo ay taariikdu tahay 4/3/2014 lagu qabtey Kulan lagu Daawanayey Filimka ka hadlaya waxa keeney in ay Hoos u dhacaan Falalkii Buradeednimada ee...
View ArticleTaliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Deeq ka Guddoomay Xukuumadda...
Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Gen. Daahir Aadan Cilmi Indho Qarsho ayaa Xerada Jaziira Tababar ugu soo xiray Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya. Gen Indha Qarshe oo ciidankaasi la...
View ArticleFAQRIGA & SOOMAALIYA
Hey’ada Oxfam oo ay ku mideeysan yihiin 17 urur oo ka shaqeeysa 90 dal kana shaqeeysa sida xal loogu heli karo faqriga ka jira dunida iyo waxa ay aaminsan yihiin in ay tahay cadaalad daro ka jirta...
View ArticleUrur ay leeyihiin Haweenka Lixaadkoodu Dhiman yahay (SOWDA) oo looga...
Waxaa Xarunta Horumarinta Haweenka Soomaaliyeed ee SWDC lagu qabtey Munaasabad lagu yegleelayey ama lagu Dhisayey Urur ay leeyihiin Haweenka Lixaadkoodu Dhiman yahay ( Somali Women Disability...
View ArticleGolaha Wasiiradda oo meelmariyey Hindise-sharciyadeedka Tariifada Canshuuraha...
Mogadishu, March 08, 2013…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta shir-guddoomiyey kulan uu yeeshay Golaha Xukuumadda Federaalka ee...
View Article