Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SOO DHAWAYNTII SHEEKH MAXAMED IDRIS AXMED EE ALBERTA

Maalinta Wakhtiga Goobta Friday, March 14, 2014 Khutba (1:30pm- 2:00pm) Masjid Sahaba 9216 105 Ave. NW, Edmonton Friday March 14, 2014 Maqrib Ilaa Cishaa Abu Bakar Islamic in Calgary: 120 1830-52...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaamacadda Somalia International University (SIU) oo Heshiis la Gashey...

Ka dib wada hadlo iyo xiriiro mudo soo socday, ayaa Jaamacada Somali International University (SIU) , waxay Heshiis Dhinaca Waxbarashda ah la gashay Saddex ka mid ah Jaamacadaha ugu waaweyn Geeska...

View Article


Xarunta Muqdisho ee Cilmibaarista & Diraasaadka oo qabatay dood cilmiyeed ku...

8/3/2014 Xarunta Muqdisho ee diraasaadka & cilmibaarista ayaa soo qabanqaabisay Dood cilmiyeed ku saabsan Tacliinta Sare ee Soomaaliya dhibaatooyinka soo wajahaya & sida looga gudbi karo. Dood...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan “Howlgalada socda waxey fursad u siinayaan shacabka inay...

Warsaxaafadeed Muqdisho, 10 Maarso 2014 – Madaxweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka. Waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

XIL KAQAADISTII TARZAN IYO MAGACAABISTII MUUNGAAB WAXBAA LAGU QARINAYEY

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeenna Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristoow, dadka aan siyaasada dalkooda sidaa ula socon sababo aad u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Siciid Aadam Axmed oo loo magacaabay maareeyaha guud ee shirkadda Golis.

Maamulka shirkadda Golis ayaa si rasmi ah u shaaciyay in Siciid Aadam Axmed  loo magacaabay  maareeyaha guud ee  shirkadda Golis, ka dib markii uu Aadam Sheekhdoon Cali si ku-meel gaarnimo ah u waday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha oo bulshada rayidka ka codsaday inay kala qeybgalaan isku...

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee Jilayaasha aan Dawliga aheyn ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Oo Aqoon Kororsi Kampala Uga...

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta si rasmi ah u furay aqoon kororsi mudo shan cisho ah magaalada Kampala uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka oo Qayb Gashey Manaasabadda Sannad...

Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad lagu Xusayey Sannad Guurada 1-aad ee ka soo wareegtey markii Dhibada loo taagey Urur ay ku mideysan yihiin ilaa 18 Idaacadood oo ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DFS “Soomaalia waxay leedahay xeebta ugu dheer Qaaradda Afrika...

Warsaxaafadeed Madaxweyne Xasan Sheekh “Qorshaheennu wuxuu yahay in aan doorano meelaha aanu dooneyno in Dowladdu Japan naga caawiso” Japan-Maarso 12-2014-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sheikh Axmed Nuur Cali Jimcaale oo soo Dhaweeyey Go’aankii Qaramada Midoobey...

Sheikh Axmed Nuur Cali Jimcaale Madaxii Shirkaddii Barakaat ayaa soo dhaweeyay go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uu Xayiraaddii uga qaaday dhaq dhaqaaqiisii Hantiyeed iyoXayiraddii dhinaca...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho Dhufeysyo Badanaa !!

Markii uu waagu baryey waxaan u soo dhaqaaqey Goobteydii Shaqada waxaan arkey Dad meel ku Xoosan oo isugu jiro Odoyaal, Haween, Dhalinyaro iyo Caruur kuwaas oo Laba laba u Faqaya, waxay ka...

View Article

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo soo dhoweeyay Warmurtiyeedka kasoo baxay...

Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: 13th March 2013 Addis Ababa, Ethiopia Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo ka qaybgalay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Ee Baarlamaanka Oo Kampala Aqoon Kororsiyo Kala...

Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta magaalada Kampala aqoon kororsiyo kala duwan ugu soo xiray guddiga joogtada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Idaacadda Mustaqabal oo Xustey Sannad Guuradeedii labaad ee markii la Aas-Aasey.

Waxaa Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Xaflad aad u balaaran oo ku aadan Sannad Guuradii Labaad ee Markii Dhidibada loo taagey Idaacada Mustaqbal , waxaana Munaasabadaasi oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeybgalay aaska Marxuum Maxamed Saleebaan...

Ra’iisul Wasaare-kuxigeenka oo la kulmay mas’uuliyiinta Ururada hoos yimaada Ururka Iskaashiga Islaamka …. Warsaxaafadeed Aaska Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec Muqdisho, March 16, 2014—–Ra’iisul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarunta Cali Kaar (APHAD) oo Warbixin Xasaasi ah ka Qortey Qoys Soomaaliyeed...

Meeshu waa magaalada Muqdisho, Waddada Makka Al-mukarama, meel ku dhaw Hotel Ambassador, Xilligu waxa uu ahaa 9:00 am, 28-kii January 2014-ka, markii laba Gaari oo ay wateen ciidamada Nabad-ilaalinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya iyo Safiirka Britain oo ka wada...

Warsaxaafadeed, — Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ee Soomaaliya Neill...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ganacsade Axmed Nuur Cali Jimcaale oo weli ku mashquulsan bixinta lacagtii...

Munaasibad lagu soo dhaweeyey ka qaadista hayiraadii saarneyd Xaflada laga soo dhaweynayay xayiraadda ay Qaramada Midoobay ka qaaday Ganacsadaha Caanka ah ee Axmed Nuur Cali Jimcaale isla markaana ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mustaf Bashiir Goobdoon oo Faahfaahin ka bixiyey Waxqabadkii Hayadaha...

Hayadda Swiss-Kalmo IYO New-Way waxay ka mid ahaayeen Hayadihii Fara ku tiriska ahaa ee Shacabka Soomaaliyeed u soo gurmadey Sanadihii Dagaalada Sokeeye ay ka jireen Wadanka Soomaaliya , waxay...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live