Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nuur Kediye Yarow Sharax u Taagan Xilka Gudoomiyaha Degmada iyo Duqa...

Iyadoo Dhawaan Gobalada Jubbooyinka iyo Gedo loo Magaacabey Maamul Goboleed la Magac baxay Jubba Xaruntiisuna Tahay Magaalada Kismaayo uuna Madaxweyne ka yahay Axmed Maxamed islaan ( Axmed Midoobe)...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Doorashadi maanta ee gudoomiyaha iyo gudoomiye Kuxigeen Degmada Cadaado oo la...

Golaha degaanka Degmada Cadaado ee Xarunta Dowlad Goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa maanta doortay Gudoomiyaha degmada waxaana doorashada kasoo qeybgalay qeybaha kala duwan ee ururada bulshada rayidka ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Soomaalida degan Stockholm oo tacsi iyo kulan duco ah u sameeyey...

Stockholm, Sweden Maalintii jimcada ee taariikhda islaamka ee hijriyadda ay aheed 13 rabuucil aakhir ee sanadka 1435 kuna aadaneed taariikhda milaadiyadda ee 14ka febraayo sanadka 2014 ayaaSoomaalida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Hanbaa Horumar Lagu Gaaraa Mise Hiigsi Daneed.

Faallo : Hadalhaynta bulshada soomaaliyeed inta badan waxaa laga dhadhamin karaa inay u bateen in dhabarka looga fadhiyo Somalia oo la kici la,dahay aduunka ( beesha caalamka ) oo aan diyaar u ahayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid...

16/2/2014 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta soo gaaray magaalada Djibouti iyadoo uu garoonka kusoo dhoweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Djibouti Mudane Cabdiqaadir...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya oo Booqasho ku tegey Wershedda Ciidanka...

Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidii (Febraayo 15, 2014) waxa uu booqasho ku tegey wershedda Ciidadanka Itoobiya u samaysa hubka, rasaasta iyo baabuurta ciidanka. DFS oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DALKA SOOMAALIYA WAA DAL LA HEYSTO OO GUMEEYSI CUSUB KU HOOS JIRA

Dalkeena Soomaaliya ah wuxuu Xornimo buuxda qaatey 1 July 1960 waxaana Madaxweyne ugu horeeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u ahaa Allaha u naxariiste Aadam Cabdulle Cismaan, hase yeeshe nasiib daro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Tehran Kula Kulmay Dhigiisa Dalka Iran...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa magaalada Tehran kulan kula qaatay dhigiisa dalka Dr Iiran Ali Larijani ayadoo kulankanna ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mashruuc Haweenka Soomaaliyeed ugu Diyaar-Garoobayaan Doorashada Sannadka...

Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC) ayaa Maanta ka furey Mashruuc loogu Gogol Xaarayo Muddo Sannad ah in Haweenka Soomaaliyeed Door Muuqda ug Qayb qaadan lahaayeen Doorashada Soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku yimid Nairobi.

WARSAXAAFADEED – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Nairobi, waxaa garoonka Jomo Kenyatta ee Nairobi kusoo dhoweeyay madax ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kampala kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka...

WARSAXAAFADEED: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay soo gaaray magaalada Kampala ee dalak Uganda oo booqasho rasmi ah uu ka helay ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Naadiga Hal Abuurka iyo Qalin Maalka Soomaaliyeed oo Xusey Maalinta Afka...

Munaasbad ku aadan Maalinta Afka Hooyo 21 February ayaa waxaa lagu qabtey Hotel Amiira ee Magaalada Muqdisho , waxaana Munaasabadaan ka soo qayb galey Ragii Aas-Aaska u ahaa in la Qoro Afka Soomaaliga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Burcad Badeeda Xabsiyada ku jirta oo sii Kordhaysa.

“Dhacdooyin Xanuun Badan “. Iyadoo Mudooyinkii dambe Kooxaha Buircad Badeeda ka Qowleysnayey Xeebaha ku Dherersan Soomaaliya kuwa la Deriska ah Soomaaliya Falalkooda uu siI yaraanayey ka dib markii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi...

Innaa Lillaahi Wa innaa illeyhi raajicuun Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi daacad ah oo naftiisa u huray Qaranka” Muqdisho, February 22,2014—–Ra’iisul...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Rayidka oo si weyn u lafa Gurtey Heshiiska New...

Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaaladda Muqdisho lagu qabtey Kulan looga doodayey Dooraa Bulshada Rayidka kaga aadan Heshiiskii New –Deal ee Soomaaliya looga yaboohay Dhaqaale gaaraya Malaayiin Doolar ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqdisho: Shirkii Golaha Wasiirada Oo Caawa Go’aano Laga Soo Saaray

Kulan degdeg ah oo golaha Wasiiradda DFS ka yeesheen weerarkii lagu qaaday Madaxtooyada DFS ayaa waxaa ka soo baxay warsaxaafadeed u qornaa sidan: Warsaxaafadeed 22/2/2014 Shirkii Golaha Wasiirada Oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

IGAD oo sheegtay inay sii xoojineyso taageerada dawladda Soomaaliya.

Warsaxaafadeed Muqdisho, February 24, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee urur goboleedka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

ABDIRISAAQ HAAJI XUSSEN (MEMORIAL) DUCO, XASUUS

Raiisulwasare Ugu wacna ee Soomaaliyeed Cabdirazak Xaji Hussen ALLAHA U NAXARRISTEE Wuxu ku geeriyooday Magalaalad Minneapolis, MN, JANUARY 31, 2014. Halyeygaas Soomaaliyeed si wacan oo xushmad iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Aqoon isweydaarsi ku saabsanaa Qorshaha Nabadgelyada iyo Xasilinta Wadanka ay...

  Waxaa Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho Muddo Laba Maalmood ah ka socdey kulan Aqoon Isweydaarsi ah ay isgu yimaadeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka waxaana Kulankaan soo qabanqaabiyey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shirkadaha Turkiga Dhaliil iyo Ammaan!.

  Shirkaddaha  Favori iyo Tika, waa Shirkado laga leeyahay Dalka noo soo Gurmadey ee aynu  weliba Walaalaha nahay  ee Turkiga, Favori waxay Howlihii Garoonka Diyaradaha ee Magalada Muqdisho  kala...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live