Kulan duco ee Ra’iisul Wasaarihii hore oo ka dhacay Madaxtooyada
Muqdisho, 07 Febraayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan...
View ArticleTacsi: Samanter Jeegahool oo ku geeriyooday Boosaaso
Tacsi waxaa diraya ee Randers, Denmark Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada. waxaanu ka...
View ArticleThe truth lying behind the crises in Somalia.
The truth is naked but ignored by the Somali individuals in the political scene. If the behavior by some of the actors agree with the reality, others disagree revolving around triviality and...
View ArticleWar-saxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Cabdiwali “Marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen...
Muqdisho, February 7,2014——Madaxda ugu sareysa dalka ayaa si wadajir ah uga qeybgalay aaska Qaran ee magaalada caasimadda ah ee Muqdisho loogu sameeyey Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Marxuum...
View ArticleWar-saxaafadeed: Golaha Wasiirada oo yeeshay kulan aan caadi aheyn
Muqdisho, February 9,2014—–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Cabdiwali...
View ArticleDawladda Maraykanka oo Muwaadiniinteeda uga digtey in ay u Safraan Soomaaliya...
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka (February 7, 2014) ayaa digniin u diray shacabka Maraykanka in aysan u safrin dalka Soomaaliya. Waxaana dignintaasi tibaaxday in “Dawladda...
View ArticleSh. Daahir Macallin Cismaan oo ku geeriyoodey Diinsoor
Inaa Lillaahi Wa inaa Ileyhi Raajcuun. Bahda SomaliTalk.com waxay ka tacsidaynayaan geeridii ku timid Sh. Daahir Macallin Cismaan oo da’diisu ahayd 89 jir, kuna geeriyoodey Degmadda Diinsoor,...
View ArticleMarwada Madaxweynaha Soomaaliya oo Munaasabad soo Dhaweyn ah u Sameysey...
Markii Magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyey Raiisul Wasaarhii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen ayaa Marwada Madaxweynaha Sahro Cumar Xasan waxay Eheladii uu ka Geeriyoodey Raiisul...
View ArticleEthiopian Troops have Joined AMISOM: What This Means for AMISOM as a ‘Neutral...
By Ahmed Ali M. Khayre | February 7, 2014 “It is useless for the sheep to pass resolutions in favour of vegetarianism while the wolf remains of a different opinion.” – William Ralph Inge Ethiopian...
View ArticleAfhayeenka Dowladda oo ka Hadley Caafimaadka Madxweyne Xasan Shiikh ka dib...
Madaxweynaha Dawladda federaalka Soomaaliya oo gaaray Waddanka Turkiga ayaa la sheegay inuu halkaa u tagay Sababo Caafimaad iyo arrimo la xiriira sidii uu u soo eegi lahaa Qoyska Madaxweynaha iyo...
View ArticleXildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Kenya oo Beeniyay in Ciidamada Kenya ay ka...
iyo Wasiirka arrimha Dibada oo Xafiiskiisa ku Qaabley Masuuliyiin ka Tirsan Wadamada Jabaan iyo Burundi — Xildhibaan Barre Cabdi Ducaale oo ah Xildhibaan laga soo Doortay Gaarisa ayaa ka hadlay...
View ArticleXilli Ciidamada Badda haysan Wax Qalab ah ayey waxay u Dabbaaldegeen Sannad...
Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen Wasiiro, Wasiiro ku xigeeno, Saraakiisha Ciidamada Qalabka sida ayaa ka dhacday Magaalada Muqdisho.Munaasibaddan oo lagu...
View ArticleWar-saxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeybgalay munaasabad looga hadlayay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ballaaran oo looga hadlayay horumarinta kalluumeysiga iyo kheyraadka badda....
View ArticleXaflad lagu taageerayo wasiirada howlaha guud & dib u dhiska Eng Nadiifo...
waxaa dalka Sweden gaar ahaan caasimada labaad ee lagu magacaabo Gothenburg lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay taas oo lagu taageerayay wasiirada howlaha guud & dib u dhiska Eng...
View ArticleWasiirka Garoorka iyo Dastuurka oo Bulshada Raydika u Balan Qaadey in Isbedel...
Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka Faarax Shiikh Cabduqaadir ayaa Kulan aad u balaaran la yeeshey Qaybha kala Duwan ee Bulshada , waxaana Kulankaas Goob joog ka ahaa Xildhibaano, Mas’uuliyiin ka tirsan...
View ArticleMuqdisho: Xildhibaan Cabdicasiis Shiikh Yuusuf oo Eedeyn u jeediyey Hayadaha...
Xildhibaan Cabdicasiis Shiikh Yuusuf Direed oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xaaladda Amaan ee dalka Soomaaliya, gaar ahaana Magaalada Muqdisho, oo waayadaan...
View ArticleAgaasimayaashii Idaacadaha Danan iyo Haatuf oo Maalintii Sedaxaad ku jira...
Agaasimaihii guud ee Warbaahinta Danan iyo Agaasimihii Idaacadda Haatuf ayaa weli ku jira gacanta Ciidamada Nabad sugidda Qaranka kuwaasoo illaa iyo iminka aysan caddeyn sababta dhabta ah oo ay ku...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Booqasho ku tegey Itoobiyo
WARSAXAAFADEED ka soo baxay DFS ayaa u qornaa sidan: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia. 13/02/2014 Ra’iisul...
View ArticleWar-saxaafadeed: Shirka Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xisaabiyaha iyo...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed. Kulankan ayaa...
View ArticleWarsaxaafadeed:: Ra’iisul Wasaarayaasha Soomaaliya iyo Ethiopia oo kulan uu...
WARSAXAAFADEED: Date: 14/02/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxaa uu maanta kulan dheer la...
View Article