Janan Maxammad Abshir Muussa oo ka tacsiyeeyey geeridii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
Allah ha u naxariisto Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Cabdulrazak Xaaji Xuseen. Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe...
View ArticleShirweynihii Golaha Guud ee Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo lagu qabtey...
Waxaa Hotelka Ramada ee Magaalada Muqdisho maanta oo Taariikhdu tahay 31 January lagu qabtey Shirweynihii Golaha Guud ee Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association (SMA) , waxaana ka...
View ArticleGeeri Naxdin Leh: Cabdirsaaq Xaaji Xuseen oo ku Geeriyoodey Minneapolis, USA
Allah ha u naxariistee waxaa maanta Janaayo 31, 2014 magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ku geeriyoodey ra’iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, oo ahaa geesi ka...
View ArticleWafdi Culimo ah oo Socdaal Dacwadeed ku kala bixiyay deegaanada gobolka Sanaag:
1: Booqashadii dhahareed. Xarunta Degmada dhahar waxaa safar Dacwo ku tagay Wafdi uu huggaminayo Shiikh Axmed Cabdisamad oo ah guddomiyaha jamacatul ictisaam bil kitaabi wal sunnah iyo maamulka...
View ArticleMacalinkaygii Siyaasada Hon. Abdirisaaq Xaaji Xuseen illaahay ha u naxariisto
أنالله وانا اليه راجعون Ilaahay wuxuu ceshto isagaa Iska leh, wuxuu bixiyana isagaa Iska leh, wax kastana agtiisa waxay ku leeyihiin waqti go’an, sabra oo ajar xisaabsada. Waxaan ka tacsiyeynayaa...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo ka tacsiyeeyey geeriddii naxdinta lahayd ee ku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane C/weli Shiikh Axmed Maxamed ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Ra’iisul Wasaarihii hore ee...
View ArticleXildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo Baaq Furan u diray Madaxweynaha Soomaaliya
Baaq furan oo ku socda madaxda Qaranka Soomaaliyeed Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane: Xasan Sheekh Maxamuud. Ku: Raa’iisul Wasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane:...
View ArticleTacsi – {Halyeey /geesi waddani ah oo inaga tegay}
Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkedaba waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ummadda soomaaliyeed kadib geeridii halyeey qaran ra’iisal wasaarihii...
View ArticleGABAY: AARKII QARANKEENNA: GEERIDII CABDIRISAAQ XAAJI XUSEEN
– WT. MAXAMUUD AXMED CABDALLE (ABWAAN SHIINE) 02/02/2014 Email: Mabdalle@gmail.com Kolka uu halyey iisho oo iilka lagu awdo Ehel iyo xigaaliyo asxaab waw ayaan mudane Ajasha iyo geerida ku timid...
View ArticleDr.Abdirahman Dualeh Beileh oo xilka Wasaaradda Arrimaha.Dibadda iyo...
Mogadishu, February 02,2014- Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta xilka Wasaaradaasi kala wareegay Wasiirkii hore H.E....
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo sheegey in ay ka war Hayaan Bixitaanka...
iyo Qaraxyo iyo Madaafiic Xalay laga Maqlay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. — iyo Bixitaanka Ciidamada Kenya ee Gobolada Jubbooyinka — Cabdiweli Shiikh Maxamed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
View ArticleRa’iisul Wasaare Cabdiweli oo Shir-guddoomiyey kulankii labaad ee guddiga...
Muqdisho, February 3, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir-guddomiyey kulankii labaad ee uu yeeshay...
View ArticleNearly 860,000 people remain acutely food insecure in Somalia with 51,000...
February 4, 2014, Nairobi/Washington – Successive seasons of near to above average rainfall in most parts of Somalia, low food prices and continued humanitarian response have brought down the number of...
View ArticleBAASABOORKA SOOMAALIYA OO NOQDEY WAX AAD IYO AAD U DHIB BADAN
Laga soo Bilaabo 1991 – 2007 ayaa Shacbiga Soomaaliyeed waxay isticmaali jireen Baasaboorkii Cagaarna ee Dowladdii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre , hase yeeshe 2007 ayaa Dowladdii ku meel gaar ah...
View ArticleMadaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud ‘Warqad Kaaga Timi Minneapolis’
Inta aan qoraakaan aan qoray Febraury 02, 2014 xikmadiisa aan u gelin, aan madaxwayne ku waydiiyo maxaad iskaga dhaaftay maahmaahyadii aad ku caan baxday in aad ku qurxiso qudbadaha aad u jeediso...
View ArticleBulshada Rayidka oo Kulan Xasaasi ah la qaatey Wasiirka Amniga Qaranka Mudane...
Waxaa Hotelka City Palace Magaalada Muqdisho kulan Balaran ku yeeshey Xubno ka socdey Bulshada Rayidka iyo Wasiirka Amniga Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed , waxaana Kulankaas soo abaabuley Wasaarada...
View ArticleHaji Ahmed Juuni: Everyday Hero – By Safia Abdulaziz Hashi
Arguably, the strongest form of support in humanity is compassion. Some say we have lost our humanity; I say we have lost our sense of kindness. We live in a time where complete disconnect is better...
View ArticleShirkii Nabadaynta oo Maalintii Afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq “Sawirro”
Waxaa maalintii afaraad ka soconaya degmada Caabudwaaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud Shirka nabadaynta beelo walaala ah oo dhawaan wax ku kala gaareen deegaano ku yaala gobolka Galgaduud. Wafdiga ayaa...
View ArticleGabar Soomaali ah oo Sun Cabtey ka dib markii Waalidkeed ka weydey Mobile ay...
Waxaa Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Gabar Soomaaliyeed ee da’deeda lagu sheegay illaa iyo Todoba iyo Toban Sano (17) ka gadaal markii ay sida la sheegay ay si ula kac ah u Cabtay...
View ArticleXarunta SWDC oo lagu Qabtey Manaasabad ku Aadan Maalinta Gudniinka Fircooniga.
Avv Tahlii “Gudniinka Fircooniga waxaa looga Hortagi karaa iyadoo Dastuurka Dalka lagu daro Sharci Ciqaabaya kuwa Sameeya Gudniinka Fircooniga” Waxaa Xarunta Somali Women Developments Center (SWDC )...
View Article