Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Janan Maxammad Abshir Muussa oo ka tacsiyeeyey geeridii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen

$
0
0

Allah ha u naxariisto

cabdsomali163Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Marxuum Cabdulrazak Xaaji Xuseen. Waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan. Allah ha naxariiste Marxuumka walaalkay Cabdulrazaaq Xaaji Xuseen waxaan isla soo kifaaxnay mudo dheer. Halgan dheerna waa soo wada galnay, laga bilaabo kifaaxii Gobbannimo Doonka Soomaaliya — SYL, Aassaaskii iyo dhismihii Dawladii ugu horaysay ee ee maxaliga ahayd, tii Qaranka Soomaaliya ee Kawdii Luulyo, 1960 iyo shirarkii dib u heshiisiinta guud ee Qaran Soomaaliya burburkii ka dib.

Aammiin

Janan Maxammad Abshir Muussa
Cabdulraxiim Maxammad Abshir Muussa
Cabdullahi Maxammad Abshir Muussa
Axmed Maxammad Abshir Muussa
Cabdulmalik Maxammad Cali Dacar
Madina Maxammad Abshir Muussa
Deeqa Maxammad Abshir Muussa
Faaduma Maxammad Abshir Muussa

  • Khadija Maxammad Abshir Muussa
  • Ayaan Axmed Ibrahim Gambol

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Annagoo ah Janan Maxammad Abshir Muussa iyo ilmahayguba, annagoo ka xun geeridii naxdinta lahayd ee walaalkay Cabdulcasiis Nuur Xirsi waxaan ugu ducaynayaa in Eebbe geeyo Jannatula Fardowsa, Afadii, ilmihii uu ka tegey, guud ahaan qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeedna uu ka siiyo samir iyo iimaan.

Aammiin

Janan Maxammad Abshir Muussa

Cabdulraxiim Maxammad Abshir Muussa

Cabdullahi Maxammad Abshir Muussa

Axmed Maxammad Abshir Muussa

Cabdulmalik Maxammad Cali Dacar

Madina Maxammad Abshir Muussa

Deeqa Maxammad Abshir Muussa

Faaduma Maxammad Abshir Muussa

Khadija Maxammad Abshir Muussa

Ayaan Axmed Ibrahim Gambol

Innaa Lillaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles