Labakacleyntii Qabyaaladda (from Dekad to Saldhig)
Inkasta oo duufaanadii qabyaaladeed ee maalmahan magaalada Hargeysa ka dhex socdey, ay foolxumaayeen dhamaantoodba, haddana waxaa soo ifbaxayey in sidii lagu sheegi jiray cudurka HIV/AIDS marxaladaha...
View ArticleKu Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Taageeray Go’aanka Xukuumadda Ee Dhismaha...
Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa taageeray go’aannada Xukuumadda oo la xiriira in la...
View ArticleTaliyahii Ciidanka Booliska oo lagu aasay Muqdisho
Madaxda ugu sareysa dalka oo ka qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Mogadishu, 02 November 2014 –Madaxda ugu sareysa dalka ayaa ka qeyb galay Aas Qaran oo...
View ArticleHalkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.
Somalitalk 4-11-2014 . Shiikh Bashiir Axmed Salaad oo ka Hadley Khilaafka Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha Tan iyo markii uu soo shaac baxay Khilaafka ka dhax aloosan Madaxweynaha soomaaliya iyo...
View ArticleSomalia: Conundrum of an Activist
As issues of the day may dictate, the norm for activists is to engage on substantive issues such as calling for peace, justice, and freedom. To achieve success in advocating for these enduring values,...
View ArticleWafdi ka socda hay’addaha QM oo booqday degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Saraakiil ka tirsan hay’addaha QM qaarkood ayaa maanta gaaray degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdiga oo kasoo kicitimay magaalada Nairobi ayaa waxaa degmada Garbahaarey kusoo dhaweeyay...
View ArticleKhilaafka Madaxweyne Xassan iyo Ra’iisal Wasaare Cabdiweli muxuu salka ku hayaa?
Tan iyo intii ay dowladii dhexe ee Soomaaliyeed burburtay 1991 waxaa dalka soo maray dowlado aad u faro badan. Dhamaan masuuliyiintii dowladahaasi waxay xilka intii ay hayeen ku dhamaysteen khilaafaad...
View ArticleShirkada Albayrak oo Dowlada ku warejisay dhaqaalo badan oo Dakada ay ka soo...
Warsaxaafadeed ka soo Baxay maamulka Shirkada turkiga ee bil ka hor la wareegatay maamulida dakada magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay wax soo saarkii mudamada bisha ah ee ay heysay arimaha amaanka...
View ArticleInta aan Baqeyno Birtu Waa na Saaran Tahay.
Tan iyo markii dowladii dhexe ee Soomaaliya ay bur-burtay ammaankii iyo adeegii bulshaduna ay meesha ka baxeen waxaa jiray isku-dayo badan oo lagu doonayey in dhibaatada Soomaaliya xal loogu helo...
View ArticleWasiirka iyo Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan tacsi ah u...
Mogadishu, November 05, 2014- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta kaga qeybgalay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda kulan...
View ArticleMadaxweyne Xasan iyo Kooxdiisa miyaa Gar leh mise Beesha Caalamka ayaa Jid leh!!
Tan iyo markii uu soo bilowday khilaafka madaxda sare ee Dowladda Federaalka waxaa isa soo tarayay hadallo kala duwan oo ka soo baxaayay shacbiga Soomaaliyeed, xubno ka tirsan Dowladda Federaalka iyo...
View ArticleMA DOORAN INAAN DARBI JIIF NOQDO !
Dagaaladdii wadanka Soomaaliya ka dhacay dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa waxay dalka ku reebeen, raadad kala duwan. kuwaasi oo saameyntooda laga dheehan karo, marka aad dhexmarto...
View ArticleHay’ada HARO oo Deeq Raashin ah Gaarsiisey Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.
Hay’adda Humanitarian African Relief Organization (HARO) ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool Deegaanada Alango, Kurtun, Hareeri Hoosle, Carra Cas, Shabeel Duulaa iyo Gubadhiyaa oo dhaamtood...
View ArticleGuddoonka Baarlamaanka Oo Xildhibaannada La Qaatay Kulammo Wadatashi Ah Oo Ku...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga soo bilaabo xalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 07-November,maanta ilaa caawa fiidkii waxa uu kulammo wadatashi ah oo la xiriiray...
View ArticleKenya iyo Soomaaliya Waxaa Dhici karta in Dagaal ku Dhexmaro Dhul-badeedka...
Warbixin ay qortay Jariidadda Standard ee ka soo baxda Nairobi (Axad November 9, 2014) ayaa si bareer ah waxay u qeexday in Kenya ay awooddo in dhul-badeedka ay ku haysato Soomaaliya ee ay hore muranka...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha DFS: “Xukuumadaydu waxay samaysay horumar ballaaran oo aan...
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo hadal ka jeediyey Shirka Hay’adda Horumarka iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF): Muqdisho – 10 November 2014….. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
View ArticleRW. Cabdiweli “Waa inaan meel uga soo wada jeedsano ilaalinta Dastuurka KMG...
Warsaxaafadeed: Muqdisho, 11, Nov, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Feederaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ku tilmaamay khilaadka siyaasadeed ee hadda dalka ka jira inuu...
View ArticleBaarlamaanka Kenya oo Dowladiisa ka dalbadey in Xiriirka u jarto Dowlada...
Kulan ay isugu yimaadeen Baarlaamanka dalka Kenya 11-11-2014 islamarkaana uu shir Guddoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Wadanka Kenya ayaa waxaa looga dooday in dowlada Kenya ay xirirka kala dhexeya...
View ArticleCut all ties with Somalia, says Kenyan House committee
THE Kenyan government may be forced to sever ties with Somalia if recommendations by the National Assembly’s Defence and Foreign Relations committee are adopted by the House. The committee, chaired by...
View ArticleMu’assasada Al-Minhaaj Galdogob oo Safar Dacwo ku tagtay Xero-jaale iyo...
(Galdogob) Culumada Mu,assasada Alminhaaj Galdogob oo ay wehliyeen Odoyaal , Waxgarad iyo waliba Masuul kamid ah Gudida joogtada ah ee Golaha Deegaanka degmada ayaa waxay ugu bexeen Jowlo dacawi ah...
View Article