Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo Daahfurrey Olole loogu Magacdarey CARMMA ee...
Waxaa Akedeemiyada Booliiska ee Jen Kaahiye ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasbad si heer sare ah loo soo Agaasimey oo lagu Daahfurayey Barnaamjka loogu Magacdarey (CARMMA) ee lagu Dareelayo...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha DFS Gaaray Itoobiya
Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaare Cabdiwali iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Addis-Ababa Addis-Ababa. 19, August, 2014..Ra’iisul Wasaaraha Xuuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
View ArticleGolaha Wasiirada oo ku baaqay in laga wada qayb-qaato gurmadka abaaraha dalka
Warsaxaafadeed Muqdisho, August 21, 2014 — Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho...
View ArticleDaladda SOSCENSA oo Kulan Balaaran la qaadatey u Qaybsanaha Midowga Yurub ee...
Inti uu socdey Kalfadhii Labaad ee Guddiga Agaasinka ee Daladda SOSCENSA Sannadka 2014 oo Afartii Biloodba mar la qabto ayaa waxaa ka soo qayb galey u qaybsanaha Midowga Yurub Amabasadoor Michele...
View ArticleHalkaan ka Akhriso: Xeerka Saxaafadda Qaranka ee loo Gudbiyey Golaha...
HINDISE-SHARCIYEED Hordhac Qeexidda Saxaafadda Saxaafaddu waa habka loogu gudbiyo bulshadda warar, macluumaad, madadaalo, khudbado, xog ama afkaar, kuwaas oo lagu gudbiyo maqal, muuqaal ama qoraal,...
View ArticleWar Ka Soo Baxay Gudiga Fulinta Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed oo...
Cali Maxamed Nuux Tima Jilic ayaa maalinkii 7-aad ku Xiran Xabsiga ay leeyihiin Nabad sugida ka dib markii Ciidamo ka tirsan Dowlada ay ka wateen Xafiiskiisa xili uu qabanayey Shir Jaraaid oo uu kaga...
View ArticleHalkay Mareeyas Dacwadii Ka Dhanka ahayd ee Dahabshiil-Denmark ?
Hay`ada lasocodka dhaqaalaha Lacagaha (Finanstilsynet) ayaa ugudbisay Boliska wadanka Denmark Dacwad ka dhana Labada Shirkadood ee ka shaqeeya arimaha Xawaladaha Lacagaha ee kala ah Dahabshiil Money...
View ArticleFaarax Shiikh Cabduqaadir “ Waxay ka mid tahay Qaladaadka jira Eedeysanyaasha...
Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Mudane Faarax Shiikh Cabdulqaadir ayaa sheegay in Heerka Garsoorka iyo Cadaaladda Soomaaliya ay Maanta marayo xili kala guur ah, taasoo uu ku...
View ArticleHalkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya
Somalitalk 26-8-2014 Aabbe ka tagey 13 Caruur oo isku Deldeley Deegaanka Baxdo Waraka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ee Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxay sheegayaan in Deegaanka Baxdo oo...
View ArticleTaariikhdii Suldaan Cabdulaahi Siid Cismaan Caliyow oo Dhawaan ku Geeriyoodey...
Waxaa Dhawaan Magaalada Muqdisho ku Geeriyoodey Taariikhda markey ahayd 23-kii Ogoosto 2014 Suldaan Cabdulaahi Siyid Cismaan Caliyow Idiris waxaa uu ku dhashey Magaalada Muqdisho Sannadkii 1958 –dii...
View ArticleTaliska Ciidamada Amisom oo ku dhawaaqey Howlgal ay ugu Magacdareen Bad...
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 27-8-2014 Warka Amisom Shir Jaraaid oo ay si wadajir ah u qabteen Dowlada Federaalka iyo Taliska Amisom ayey kaga dhawaaqeen in uu...
View ArticleMadaxweyne Mooge: Muxuu kala Socdaa muranka xadeynta badda ee loo gudbiyay...
Sida ay faafisay wakaaladda wararka ee AP maalintii shalay (August 28, 2014), Soomaaliya waxay maalintii khamiista weydiisatay Maxkamadda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay ee Hague in la calaamadeeyo...
View ArticleHalkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya
Somalitalk 30-8-2014 Cali Khaliif Galeyr oo sheegey in ay Duulaan Gardaro ah ku soo qaadeen Ciidamo Iyadoo maalintii shaley ahayd Ciidamo ka amar qaata Maamulka Soomaaliland ay weerar ku soo qaadeen...
View ArticleQarax Ismiidaamin iyo Weerar lagu Qaadey Xabsiga Nabad Sugida ee Godka...
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 31-8-2014 Qarax Xooggan oo lagu Tilmaamey in uu ahaa mid Ismiidaamin ayaa waxaa uu ka dhacay Xarunta Xabsiga Nabad Sugida oo loo...
View ArticleXarunta Tababarada, Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta (CMR) oo ay ka...
Xarunta Tababarada Cilmi Baarista iyo Horumarinta Warbaahinta ee (Center For Media Reseach Training And Development ) oo marka la so Gaabiya Noqoneysa (CMR) ayaa waxay qabatey Munaasbad si heer sare...
View ArticleSIRTA KU QARSOON DACWADA AY DF SOMALIA KU FURTAY KENYA
Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan badda ku saabsan oo lagu furay Kenya, waxaan ka oranayaa laba...
View ArticleMaxkamadda Hague oo soo bandhigtay Dacwaddii Xuduudda Badda ee ay u gudbisey...
Dacwadda DFS u gudbisey Hague waa mid lagu tirtirayo Law no. 37, laguna xagal daacinayo Baarlamaanka Soomaaliya? Maxkamadda Qaramada Midoobey (QM) ee Hague ayaa website-keeda ku daabacday dacwaddii...
View ArticleCiidamada Dowladda oo u dhaqaaqey Dhinaca Degmada Baraawe
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeelada Hoose waxay seegayaan in Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Amisom ay u dhaqaaqeen Degmada Baraawe iyadoo maalintii Shaley ay Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda...
View ArticleTaliyaha Ciidamada Mareykanka ee Geeeska Afrika oo yimid Muqdisho sheegeyna...
Waxaa Magaalada Muqdisho soo gaarey Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Geeska Afrika Generaal Well Grisp oo Fadhigiisu yahay Wadanka Jabuuti ayaa soo gaarey Magaalada Muqdisho waxaana uu Kulan la...
View ArticleWasaaradda Waxbarashada oo soo Bandhigtay Manhajka Cusub, una Qeybsay...
Wasaaradda Waxarashada iyo Barbaarinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay Buugaagta Manhajka Cusub ee dalka uu yeelanayo kuwaas oo la dhameystiray Daabacaadooda islamarkaana lagu...
View Article