Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warsaxaafadeed: Xukuumadda Soomaaliya oo go’aamo muhiim ah kasoo saartay...

Warsaxaafadeed ka soo baxay golaha wasiirada DFS ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, September 02, 2014—Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Maanta ee Soomaaliya.

Somalitalk 3-9-2014 Qaybaha kala duwan ee Saxaafada oo Walaac ka Muujiiyey Amar ka soo baxay Taliska Nabad Sugida Iyadoo Maalintii Shaley oo Taariikhdu ahayd 2-9-2014 Amar ka soo baxay Taliska Nabad...

View Article


Dowlada Federaalka ayaa sheegtey in Dacwad ka Gudbineyso Shirkad laga...

Dowladda Somaaliya ayaa ku eedeysay Shirkada Shidaalka baarta ee DNO oo laga leeyahay dalka Norway inay waqti badan ku bixineyso sidii ay usii dheeraan laheyd daganaasho la’aanta ka jirta Somaaliya....

View Article

Gen. Gaafow oo Beeniyey in Dowlada Talyaaniga diidey Baasaboorka Soomaaliga

Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Gen. Cabdulaahi Gaafow Maxamuud ayaa beeniyey in Dowladda Talyaaniga ay diidey isticmaalka Baasaboorka Soomaaliga marka ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Amisom oo lagu Eedeeyey in ay Kufsadeen Haween gargaar u doontey

Hayadda Xaquuqda Aadanaha Human Rights Watch ayaa Warbixin soo saartey ku sheegtey in Ciidamada AMISOM eek u sugan Dalka Soomaaliya ay geystey Xadgudubyo ka dhan ah Xaquuqda Aadanaha ka dib markii ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan oo Maanta Laba Sanno u Buuxsantey.

Munaasibad lagu Maamuusayo Sanad Guurada labaad ee ka soo wareegatay markii Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud uu qabtay xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa la filayaa in goor dhow lagu qabto Xarunta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xildhibaan Shiiraar oo Beeniyey in Xarigiisa uu ka Dambeeyey Faarax Cabduqaadir.

C/raxmaan Ibraahim Cali (Shiiraar) oo ka mid ah xubnaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u beeniyay war lagu daabacay Shabakad ka mid ah kuwa Soomaalida, taasoo lagu sheegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cali Ameeriko “Waan Cafiyey ninkii Diley Gabadheyda Muddo laga joogo 22 Sanno “

“Aniga oo Joga Baar Liido ayaa waxa isoo agfariistey Nin markaasuu I yiri ma kula hadli kaaraa markaas aan ku iri haa waa ila hadli kartaa, markasuu I yiri Aabbe waan maqaley in uu Dhintey marka walaal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha DFS: Kenya inta wax iska Xar Xariiqatey ayey u Gudbisey Qaramada...

Xasan Shiikh Maxamuud oo Shaaca ka qaaday inuu yahay Musharax u taagan Doorashada Sannadka 2016ka Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo Habeenkii xalay Su’aalo toos ah...

View Article


Xukuumadda Soomaaliya oo dib-u-habayn ku samaynaysa shaqaalaha Rayidka ah

Muqdisho, September 13, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciidamada Kenya ee ku sugan Gobolka Gedo oo lagu eedeynayo Tacadiyo ay...

Wararka ka imaanaya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Dalka Keny ay xad gudubyo ka gaystaan degaano hoos yimaada Degmadaas. Guddoomiyaha Degmada Beled Xaawo Yuusuf Maxamed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Damiir xumadda Raga Soomaaliyeed iyo dayaca haysta Dumarkii Soomaaliyeed

Waxa Qoray Cabdinuur Faarax Maxamud Email-guuleed72@hotmail.com Geeridu waa xaq waana la aqbalaa waxaase damiir xummaa inad u dulqatatid waxa yaalaha sharaftata wax u dhimaya Akhiro iyo aduuba waxaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhurwaa Hilbo ku Raro !!

Laba Odey oo meel aan sida iiga dheereyn ku sheekeysanaya ayaa mid ka mid ah waxaa uu midkii kale ku yiri “ Walaal ma maqashey in DowladduTalaabo qaadey oo u istaagtey in ay Ilaaliso Badda dheer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raiisul Wasaaraha oo ka degey Magaalada Baydhabo si uu u furo Shirka Dib...

Wararka ka imaanaya Magaala madaxda Gobolka Bay ee baydhabo ayaa sheegaya in Maanta si rasmi ah uu halkaa uga furmi doono shir dib u heshiisiineed ah oo la filayo in ay ka soo qayb galaan mas’uuliyiin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baydhabo: Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumadda FS

Ra’iisul Wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo maanta si rasmi ah u furay Shirkii dib-u-heshiisinta saddexda gobol ee Koonfur Galbeed. Baydhabo, September 14, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la...

Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA (July-Sept 2010) oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.”...

View Article

Dowladda Kenya oo sheegtey in Laba Madaxweyne ee Soomaaliya iyo Kenya ay...

Amina Maxamed Jibriil oo ah Wasiirka arrimaha Dibadda Kenya ayaa u sheegtay Wargeyska Sunday Nation ee ka soo baxa Dalka Kenya in kulan deg deg ah oo ku saabsan muranka ay Dowladu Kenya Sheegtey in uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Suldaan Deeqow: Kenya Waxay Jubbaland u Gashay in muran la geliyo Kismaayo,...

Waraysi taariikhi ah: “Sababta kale ee Kenya u gashay Jubbaland waa Khayraadka Badda (marine resources)” “Gaarisa Waa Dhul ay Leedahay Soomaaliya”… “waxay NFD u aamustay waayo Geeska Afrika ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi: Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud.

Jaaliyada beesha Yuusuf Daarood ee Magaalada San diego gobolka California waxay si tiiraanyo leh uga tacsiyeynayaan geeridii naxdinta lahayd eeku timid Marxuun Gen Maxamed Xuseen Dauud. Waxan si gaar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynha Soomaaliya oo Xariga ka jarey Shirkii Dib u Heshiisiinta ee...

Iyo Ra’iisul wasaaraha DFS oo gaaray magaalada London – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Jubada Hoose waxay sheegayaan in Madaxweynaha Dowladda Federaalka uu maanta halkaas uu gaarey...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live