Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sweden: Guushii doorashada iyo mahadcelin

Asalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu! Waxaa dhowaan la soo afjaray doorashadii guud ee dalka Sweden. Doorashada ayaa waxaa ku tartamaayey xisbiyo badan. Waxaan ka mid ahaa musharaxiinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: Waayeel Iyo Wadani Waajib Gudanaayo La Waayey

Salaan kadib Waxan rabaa in aan ka hadlo ama ka sheekeeyo safarkeeygii Somalia Iyo waxyaabahii aan la soo kulmay Iyo sida aan u arko marxaladaha ka jiro dalkii Hooyo. 1- Amaanka Waxan ku bilaabayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in uusan jirin Khilaaf kala Dhaxeeya...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Shiikh Axmed oo Magaalada Brigimham ee Dalka Ingiriiska kula kulmay Jaaliyadda Soomaalida ayaa kulankaas ka sheegay in sanadkan 2014ka inta uusan dhamaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmigham

Warsxaafadeed ….17,09,2014 … Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda iyo Mudanayaal ka tirsan Soomaaliya Soomaaliya Baarlamaan ayaa xalay ka qaybgalay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Prof Cabdi Samatar oo qeexay Ujeedka Kenya ka leedahay Biyaha Badda Soomaaliya.

Prof Cabdi iimaaciil Samatar oo si weyn uga hadla arrimaha Soomaaliya ayaa ka warbixiyay ujeedooyinka fog ee Xukuumadda Kenya ay leedahay Muranka ay ka furtay Biyaha Sharciga ah ee Soomaaliya. Prof.ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya picks foreign lawyers in Somalia oil border dispute

Note: TVC Kenya published this news: TVC NEWS, KENYA – Kenya’s Attorney-General Githu Muigai has assembled a team of international maritime lawyers to defend Kenya in a long-running border dispute...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulashada Jimcaha ee SomaliTalk: Qiimaha Qaranimo – C/risaaq Xaaji Xuseen

Qabyaalada Iyo Qurunkeeda – Videow-ga aan maanta ku soo qaadanayno barnaamijka XULASHADA JIMCAHA waa khudbad aad u qiimo badan oo uu ka tagay Alle ha u naxarasiitee C/Risaaq X. Xuuseen.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarunta Macluumaadka ee Ka Hortagga Burcad-Badeedda Soomaaliya oo Qabatey...

WAR SAXAAFADEED “DHALLINYARADA OO HADASHAY” Xarunta Macluumaadka ee Ka hortagga Burcad-Badeedda Soomaaliya waxay ayadoo kaashanaysa Ururka Dhallinyarada Qaranka Soomaaliya soo agaasintay dood furan oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labadii Urur ee Indhoolayaasha Soomaaliyeed oo Midoobey.

Taariikhdu markey ahayd 18/09/2014ka ayaa waxaa Hal urur ku Midoobay labadii Urur ee kala ahaa Ururkii Midowga Indhoolayaasha Soomaaliyeed iyo Ururka Indhoolayaasha Soomaaliyeed kuwaas oo wada qaatay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Kenya o sheegey in ay Diyaarsadeen Qareeno iska...

Tan iyo markii Dawladda Soomaaliya Dacwadda u gudbisey Maxkamadda Sare ee Caalamiga weydiisatayna in la soo faragaliyo Muranka Dhinaca Badda ah ee kala dhaxeeya Xukuumadda Kenya, waxaa soconayay...

View Article

Maxkamadda Sare ee Caddaaladda Caalamka oo dhawaan bilaabi doonta Dhagaysiga...

Wararka ka imaanaya Xarunta Maxkamadda Caalamiga ee The Huege ayaa sheegaya in ay socdaan hawlo ay Maxkamaddaas isugu diyaarinayso dhagaysiga Dacwadda u dhaxeeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Oslo: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaarahii hore ee...

Warsaxaafadeed ka soooo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha DFS ayaa tibaaxay in “Cabdiweli Sheekh Axmed uu la kulmay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Norway Mudane Kjell Magne Bondavic,” ayagoo sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Norway iyo Kenya oo Gelaya Heshiis ku saabsan Maaraynta Khayraadka Batroolka

“Kenya iyo Norway waxay gelayaan heshiis ku saabsan maaraynta Khayraadka Batroolka,” waxaa sidaas shaaca ka qaaday warsaxaafadeed September 9, 2014 ay faafiyey websiteka madaxtooyada Kenya. Arrintaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eng. Rashiid Qaasim oo ka hadlay Dacwadda Badda ee Soomaaliya gudbisey

Eng. Rashiid Qaasim oo ku takhasusay arrimaha shidaalka/Batroolka oo waraysi siiyey Telefishanka Somali Channel ayaa ka hadlay taariikhda bartoolka Soomaaliya iyo arrimo badan oo la xiriira. Waxa kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Uurdoox: Mashruuca Islaamka ee Soomaaliya- Qaybta 11-aad

Uurdoox: Mashruuca Islaamka ee soomaaliya- Qaybta 11-aad Akhristayaasha waa u cudurdaaranaa kala go’ii ku yimid maqaaladan oo aan mar hore billaabay oo aan jeclahay in aan sii wado ilaa aan ku keeno...

View Article


Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Wafddi uu Hoggaaminayo oo u dhoofay Dalka Mareykanka

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafddi uu hor kacayo oo ka duulay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Magaalada Muqdisho. Xasan Shiikh iyo wefdigan uu hoggaaminayo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta dalka dib ugu soo laabtay

Warsaxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya: Muqdisho, 24, September, 2014……. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta dib ugu soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka hadlay arrinta Badda ee Soomaaliya iyo...

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ka hadlay arrimaha badda Soomaaliya iyo Kenya xad gudubkeeda, waxana uu shacbka Soomaaliyeed ka codsaday in difaaca badda laga taageero dawladda....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo kulan la qaatay maamulka Dekadda iyo Xoogsatada

Muqdisho, 27, September, 2014…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada ayaa maanta kormeer saacado qaatay ku tegay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hay’adda HARO oo Biyo Dhaamin ka Bilaawdey Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo...

Iyadoo Deegaano ka tirsan Dalka ay ka jiraan Abaaro Saameeyey dadka iyo Duunyada ayaa Hay’ada Huminetrian African Relief Organization (HARO) iyadoo taas ka duuleyso ayaa waxay Biyo Dhaamin ka Bilowdey...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live