Ra’isulwasaaraha Oo Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Uga Jawaabay Su’aallo...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Guddoonka Baarlamaanka ayaa u qornaa sidan: Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Ra’isulwasaarha...
View ArticleBADBAADADA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED HALOO HURO 6 saacadood oo…
DIFAACA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED Waxaannu la wada soconnaa in Maxkamadda Caalamigu aay mar dhow bilaabidoonto GO-AAN KA GAARISTA dhulbadeedka Soomaaliyeed oo aay Kenya rabtay muddadaan oo dhan in aay...
View ArticleXeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo Is-afgaradkii Badda ee Kenya ku...
“Annagu waxay ahayd dhinacayaga in aan qorno dhulkaas anagaa iska leh mana loo aqoonsan karo Disputed area (dhul lagu muransan yahay)” Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo ay waraysi la...
View ArticleMadaxweyne Xasan Shiikh oo 15-ka Oktoobar Tagaya Baariis ka dib markii uu...
Qamar Haashim “Dacwada Badda ee ay Dowlada Gudbisey waa Dacwad lagu Maaweelinayo Dowladda iyo Bulshada Soomaaliyeed” Waxaa la filayaa in Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh uu 15-ka Oktoobar...
View ArticleErgeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu Qaabilsan...
Warsaxaafadeed kasoo baxay xukuumada Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Muqdisho, 1 October 2014 – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ugu qaabilsan dhalinyarada Mudane Ahmed...
View ArticleKhilaafka Madaxweynaha iyo Raiisul Wasaaraha oo soo shaac baxay
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dhawaan Qirey in uu jiro Khilaaf Dhinaca aragtida oo u dhaxeeyo isaga iyo Raisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Cabdiweli Shiikh Axmed. Sidoo...
View ArticleBAAQA 1aad: Soo-rogaal-celinta Soomaliyeed | Dr. Cumar Cusmaan Raabe
XULASHADA JIMCADA: Qoraalkan waa dardaaran uu ka tegey Dr. Cumar Cusmaan Raabeh Allah ha u naxariistee, waxana SomaliTalk hore u daabacday May 7, 2011. Waa kan qoraalkii… Soomaaliyey!… I....
View ArticleCIID MUBAARAK – Bahda SomaliTalk waxay Muslimiinta u dirayaan Hambalyada...
CIID MUBAARAK – Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr – Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay in aan markale hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-Adxa u soo tebino dhammaan akhristayaasha SomaliTalk. Waxaan...
View ArticleGolaha Immaamyada iyo Wasaaaradda Amniga oo Hambalyada u diraya Ummada...
Golaha Immaamyada Waqooyiga Ameerika iyo Wasaaaradda Amniga oo Hambalyada Ciidul Adxa u diraya Ummada Soomaaliyeed بسم الله الرحمن الرحيم الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام على المبعوث رحمة...
View ArticleDanjire Maxamed Cusmaan Cumar oo London ku geeriyoodey
TACSI MARXUUM DANJIRE MOHAMED OSMAN OMAR Mogadishu, October 05, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh , Wasiiru dowlaha H.E. Buri’ Mohamed...
View ArticleAbaaraha ka jira Ogaadeenya oo galaaftay dad & duunyaba.
Wararka aan ka helayno Ogaadeenya ayaa sheegaya in ay jiraan kulayl aad u badan oo ka jira guud ahaan Gobalada Ogaadeenya kaas oo sameeyn weyn ku yeeshay dad & duunyaba. Dad aad u badan ayaa usoo...
View ArticleQabyaalad Federaaleedka Soomaaliya .
‘Hadafbaa dhismaha baarlamaan lagu hubeeyaaye, Hadbana shacabku caynkuu yahaa, lagu hogaanshaaye” Abdullahi S.Timacadde. Sida ay taariikhda nabaraysa soomaaliya ama ummada soomaaliyeed waxay soo martay...
View ArticleDIGNIIN CAAFIMAAD : AF CASEEYUHU SUN AYUU KUYAHAY BISHIMAHAAGA
Qaar kamid ah waxyaabaha la isku qurxiyo ee agteenna laga jecelyahay waxay wataan maadooyin kiimiko ah oo waliba dhib gaysanaysa .. Waxaa kamid ah haddaba waxyaabahan la isku qurxiyo af caseeyaha ama...
View ArticleDagaal ka dhacay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wararka aynu ka heleyno degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saakay salaaddii subax kaddib uu halkaa weerar ka dhacay. Weerarkanayaa la sheegaya in ay soo qaadeen dagaalyahano...
View ArticleR.W Cabdiweli “Qabashada Baraawe waa dhammaadka Nabad-diidka Al-shabaab”
Warsaxaafadeed xafiiska raiisul wasaaraha: Mogadishu, 6, October 2014– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa ugu hambalyeeyay Ciidamadda Xogga...
View ArticleGuddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Oo Ka Dooday Naqshada Dhismaha Cusub ee...
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta oo axad ah ku yeesheen magaalada Muqdisho waxa ay kaga doodeen naqshada dhismaha cusub ee Baarlamaanka iyo dhismayaasha...
View ArticleSidii looga Ciiday Seattle Washigton, Sweden iyo Gaalkacayo- Al-Adxa 2014
Sidii looga ciiday Seattle Washington, Gaalkackayo iyo Sweden Flen Daawo oo ka bogo Magaalada Seattle Washington ayaa si wanaagsan looga ciiday, waxaana ciida soo qaban qaabiyey Masaajidka wayn...
View ArticleHayadda Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo soo Gabagabeysey...
Hay’ada Humanitarian African Relief Organization ee Marka la soo gaabiyo la yiraah (HARO) oo inta badan ku howlan taageerida Dadka tabaaleysan, ayaa waxay soo gabagabeeyesey Barnaamij Xoolo Qaybin oo...
View ArticleGabadhu si ay u noqoto marwo iyo hooyo maxay u baahantahay?
Qormadaana waxaynu kusoo bandhigaynaa waxyaabaha xaqiiqa ahaan looga baahanyahay gabadha si ay marwo iyo hooyo u noqoto, waxyaabahaas oo diin ahaan iyo nolol ahaan loogu baahnayahay, waana kuwaan soo...
View ArticleWarbixin dhamaystiran oo ku saabsan shirweyanah Midnimo kow ee Garbahaarey.
Wejigii koowaad ee shirweynaha wadatashiga iyo midnimada bulshada ku dhaqan gobolka Gedo, ayaa ka furmay magaalada Garbahaarey , iyadoo xafladdii furitaanka shirka ay kasoo qeybgaleen madax ka tirsan...
View Article