Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya.

Somalitalk 5-8-2014 - Madaxweyne Xasan Shiikh oo sheegey in Maamulka loo sameynayo G/Dhexe uusan wax u Dhimeyn Puntland. - Kooxdii hubaysnayd ee la wareegeen Xarunta TV-ga Puntland ee Garoowe oo ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Dalkeena Badda iyo Berriga ma jirto cid damacsan in ay qaadato” Wasiirka...

Shacabka Soomaaliyeed hanagu Kalsoonaadaan, mana jirto cid qaadanaysa Badda Soomaaliya “Arrimaha Badda ee inaga dhaxeeya adduunyada waxay naga dhexeeyaan saddex waddan oo ah Kenya, Jabuuti iyo Yeman.....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabasho Dadweyne /Public Petition: Defend Our Territorial Sea; Stick to Law...

Petitioning The Somali Federal Parliament — Defend Our Territorial Sea; Stick to Law No. 37 Facts on file: a) Somalia made its territorial sea claim in 1972 submitting and depositing the relevant...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararka Soomaaliya ee maanta

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 7-8-2014 - Hadal ka soo yeerey Gudoomiyha Maxkamada Ciidamada oo dad badan ka caraysiiyey - Madaxweyne Xasan Shiikh oo sheegey in in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaflad Qalin Jabin ah oo lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Green Hope ee...

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ku qalin jabinayeen Ardey dhamaysatay Barashada Caafimaadka, Luqadaha iyo Saxaafadda ayaa ka dhacday Xarunta Jaamicadda Green hope ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Warqaddii ay Sayeeda Warsi iskaga casiyey Golaha Wasiirada dalka Britan,...

Sayeeda Warsi oo ah Muslimad ku jirtey golaha wasiirada ee xukuumada Ingiriiska ayaa Agoosto 5, 2014 is-casishey kaddib markii ay u adkaysan weydey GAZA waxa ka socda. Waxayna sidaas ku cadaysay bogga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan ma waxa uu Garab siinayaa Mr Simon Njuguna si Badda...

“Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay aqoonsan tahay sharciga qaran ee badaha Law No. 37. ee qeexaya dhererka xadka badda “territorial water” ee gaaraya 200 mayl-badeed iyo continental shelf....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

R. W Cabdiwali: “Waxaa murugo ah in warbaahinta caalamka laga daawado...

Warsaxaafadeed – Muqdisho, August, 10, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fariin ku aadan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qeybo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Minneapolis: Xildhibaanno ka qayb qaatay Mudaharaadkii Looga soo horjeedey...

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo booqasho laba cisho ah ku yimid magaalada Minneapolis, isla markaasna xalay August 10, 2014 daweynaha kula hadlay xarunta Jaamada Minneasota, ayaa waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikhda qoritaanka Af-Soomaaliga iyo qatarada muuqda ee lasoo...

Saddexdii qeyabood ee qormadaan ka horeeyay ee aan cinwaanka uga dhigay (Luuqadda Soomaaliga ma mari doontaa wadadii ay ku dhinteen luuqado ka horeeyay?), ayaa waxaan uga hadlay in boqolkii sanaba mar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka Hadley Xaalada Soomaaliya

Somalitalk 11-8-2014: Madaxweynihii hore ee Dawladdii ku meel gaarka Soomaaliya CabdiQaasin Salaad Xasan oo iminka ku nool Dalka Masar ayaa ka hadlay Xaaladaha Soomaaliya ka jira. Cabdiqaasin Salaad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qayb galey Xuska Maalinta Dhalinyarada...

Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada Aduunka 12-ka Ogoosto 2014 iyo Furitaanka Xarunta Wasaarada Dhalinyarada Isboortiga ayaa lagu qabtey Xaruntaas waxaana ka soo qayb galey Raiisul Wasaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sida Loo Xannibo Xayeysiiska aan wax laga akhrisan karin ee ku jira...

“Adblock Plus” – oo loo soo gaabiyo ABP – waa lacag la’aan, waana mid u furan dadweynaha (oo ah open source), adeegsigiisu aad ayuu u sahlan yahay, waxaana lagu rakibaa barnaamijyada lagu daalacdo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Farmaajo oo sheegey in Shirkii ka dhacay Mareykanka in Soomaaliya wax Faaiido...

· Raiisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlayey Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegey in Shirkii ku dhamaadey Dalka Mareykanka oo ay isugu yimaadeen Dowladaha Afrika iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Farmaajo oo Baarlamaanka ugu Baaqay in ay wax ka qabtaan arrinta...

Ra’iisul Wasaarahii hore ee DFKMG ahayd Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa baarlamaanka Dawladda Federaalka ugu baaqay in ay wax ka qabtaan arrinta badda Soomaaliya, waxana uu ugu baaqay baarlamaanku in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waa kaas ina adeerkey Ardogan!”

Salaamu Calaykum walaalaha qeymaha iyo qaayamaha badan ee kuxiran websitekan qaaliga ah ee ukhidmeynaya shacabka Soomaaliyeed. Maanta iyo qoraalkeena waxaan jecleystey inaan idinla wadaaga maqaal ay...

View Article

Madaxweynaha oo ka qayb galey Kulan looga hadlayey Dagaaladii Dhawaan ka...

Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 16-8-2014 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galey Kulna looga hadlayey Arrimaha amaanka iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

R.W Cabdiweli oo maanta kulan qado ah la qaatay ururada bulshada rayidka

Warsaxaafadeed kasoo baxay DFS: Muqdisho, .. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta kulan qado ah u sameeyay qeybaha bulshada Rayidka ah...

View Article

Ciidamada Itoobiya oo Hotel ku yaala Baydhabo kala baxay Siyaasiyiin iyo...

Somalitalk 18-8-2014 Waraka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ay Hotel ku yaala Magaaladaas kala baxeen Siyaasiyiiniyo Nabadoono ka soo jeeda Beesha Ogaadeen...

View Article

WAR-SAXAAFADEED KA SOO BAXAY GUDDIGA JOOGTADA AH EE BAARLAMAANKA FEDERAALKA...

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka kulankiisa ahaa 17kii Agoosto 2014 wuxuu Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka dhegeystay warbixin ku saabsan hawlgalada xakameynta hubka iyo sidoo kale siyaasadda...

View Article
Browsing all 1579 articles
Browse latest View live