Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Sida Loo Xannibo Xayeysiiska aan wax laga akhrisan karin ee ku jira Website-yada, Youtube iyo Facebook

$
0
0

“Adblock Plus” – oo loo soo gaabiyo ABP – waa lacag la’aan, waana mid u furan dadweynaha (oo ah open source), adeegsigiisu aad ayuu u sahlan yahay, waxaana lagu rakibaa barnaamijyada lagu daalacdo websiteyada ee loo yaqaan “Browser-ka”, sida Chrome, Firefox, Opera, Internet Explorer ama Safari. Sidoo kale waxaa lagu rakibi karaa telefoonada gacanta ee nooca Android (sida Galaxy S__, iwm).image


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles