Ra’iisul wasaaraha dawlada Federaalka oo baaq ka soo saaray Dagaalka ka soo...
WAR SAXAAFADEED Moqdisho, 23, Feb, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta soo saaray baaq ku aadan dagaalka ka soo cusboonaaday Kismaayo....
View ArticleRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka...
Muqdisho, 24, Feb, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa saaka xafiiskiisa kulan balaaran kula qaatay wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan...
View ArticleKulan looga Arrrinsanayey in Maamul Loo sameeyo Gobolka Shabeladda Dhexe oo...
G/Sare Maxamed Axmed Di Gaab “ Gobolka Shabellada Dhexe waa Gobol isku filan ee wuxuu u Baahan yahay in Dowlada u Dhisto Maamul ay Dadka Soo Doortaan” Iyadoo Dowladda Federaalka ay sheegety in ay...
View ArticleMareykanka Ma Ukun Baa, Turkigana Ma Xadiid baa!! “Maxaa loo yiri Ku meel...
“War maxaa loo yiri Ku meel Gaarkii baan ka baxney,Beerka Caaro Idiin Goysey “Qayladaan waxay ka soo yeertey Nin Odey ah oo aan si wanaagsan isku naqaan da’diisana aan ku qiyaasey 70 Sanno” markaas...
View ArticleIsu soo bixii ugu waynaa oo ka dhaca Garoowe abid, Looguna magac daray...
Bannaan bax lagu muujinayey sida shacabka Soomaaliyeed uga caraysan yihiin dilkii loo geystey Sh. Cabdulqaadir Nuur Faarax oo ka dhacay Garoowe Waxaa furay daadihinayeyna shirka Sh. Cabdiqani Qorane...
View ArticleShir lagu casumay Guddiyada Qaban qaabada Maamul u samaynta Gobollada...
Ra’iisul wasaaraha Dawlada Federaalka ayaa casuumaad u diray gudiyadda qaban qaabada maamul u samaynta gobolada Jubooyinka si ay uga qayb galaan shir wada tashi oo ka dhacaya magaalada Muqdisho 26ka...
View ArticleQaramadda Midoobey oo sheegtey in uu Hoos u Dhac ku Yimid Tahriibayaashii...
Warbixin ay diyaarisey Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee marka magaceeda la soo gaabiyo UNHCR loogu yeero ayaa ka hadashay Tahriibayaashii Soomaalida oo ku soo shubmi jiray...
View ArticleSOOMAALIYA: Saadaasha Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Guga 2012 Dabadii
FSNAU iyo FEWS NET waxay baahinayaan siideynta warbixin ay ku midoobeen oo ah “SOOMAALIYA: Saadaasha Sugnaanta Cuntada iyo Nafaqada ee Guga 2012 Dabadii”. Qormadani waxay gudbineysaa halka ay marayso...
View ArticleMachadka Diblomaasiyadda iyo Tababarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa u qornaa sidan: Machadka diblomaasiyadda iyo Tababarada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga oo kaashanaya macallimiin...
View ArticleRa’iisal Wasaaraha oo la kulmay taliyeyaasha ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Madaxweynaha oo soo dhaweeyay Safiiro cusub oo shan ah —Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa maanta kulan balaaran kula qaatay xarunta...
View ArticleWariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul oo mar kale Dacwdooda ka Bilaaban...
Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta oo soo Xushey Shan Xubnood oo ka Doodaya Xeerka Saxaafadda. Waxaa maanta Xarunta Soscensa ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan ay isugu yimaadeen Qaybaha kala Duwan...
View ArticleFaahfaahin Dheeraad ah oo ku saabsan Maxkamadii la Horkeeney Wariye...
Qaybaha ka Duwan ee Saxaafadda oo Maanta Filayey in ay Xoriyadooda heleen Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul balse ka Caroodey.. Waxaa Maanta Maxakamada Racfaanka ee Gobolka Banaadir la Horkeeney...
View ArticleRa’iisul Wasaare Shirdoon oo Dacaayad Raqiis ah ku Tilmaamey in uu Khilaaf...
Waxaa Mudooyinkii Dambe la isla Dhex marayay Warar ku saabsan in Khilaaf uu xiligan u dhaxeeya labada Mas’uul ee Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa markii u horeeyay waxaa arrintaa ka hadlay...
View ArticleTacsi: Cabdullaahi Maxamuud Faarax (Cabdullaahi Nagnagle) oo ku geeriyoodey...
إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعونَ كُلُّ نَفْسٍ ذَائِقَةُ الْمَوْتِ ثُمَّ إِلَيْنَا تُرْجَعُونَ Inaa lilaahi wax inaa ileyhi Raajucuun. Waxaa xalay oo taariikhdu ahayd 27.02.2013 ku geeriyooday...
View ArticleXarunta SWDC lagu Qabtey ShirJaraaid oo ku Saabsanaa Maxakamada Hooyo Luul...
Qareenada “Dowladda Sharafteeda waxay ku Xiran tahay in la siidaayo Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Luul maadaama aysan wax Dambi ah lahayn Maama Sahra “ Dowladda Waa in ay Il gaar ah ku eegtaa Xeer...
View ArticleRa’iisul Wasaare Shirdoon Oo Cambaareeyey Qaraxii Ka Dhacay Makhaayada U Dhow...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si kulul u cambaareeyey Qaraxii (Jimce, 01, Mar, 2013) ka dhacay Makhaayad ku dhow xeebta liido halkaas oo ay ku...
View ArticleMadaxweynaha DFS oo Booqday Dalka Qadar iyo Ra’iisul Wasaaraha DFS oo Booqday...
Dowladda Soomaaliya iya Dowladda Qadar ayaa isku raacay in la dar-dar geliyo Iskaashiga Labada dal. iyo Ra’iisal Wasaaraha iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray Dhuusamareeb
View ArticleTaariikhdu Waa Tilmaam Aan Tirtirmin
Taariikhdu waa inoo musbaax, maanka caawimoe’ Adoo male gudaayaad yaqiin, marar ku gaadhaaye, Makaankaaga waa in aad taqaan, meelba waxa yaala—–Aadan Xaaji Afqallooc Murti baa waxay ahayd, taariikhdu...
View ArticleXasan Shiikh, Saacid iyo Jawaari soo Fiiriya Xabsiga Dhexe.
“Ma Ogidiin Miyaa in Shiikh Shariif laga adkaadey” ( Ha la yaabin waa Xaaladaha ka jira Xabsiyada ) Koox Wariyayaal ah oo Dhawaan Booqatey Xabsiga Dhex si ay u soo ogaadaan Nolosha Maxaabista halkaa...
View ArticleWafdigii uu hogaaminayay Ra’iisal Wasaaraha oo gaaray degmada Caabudwaaq
“Dowladda Soomaaliyeed kuma eka Muqdisho oo kaliya, waxayna u kuurgaleysaa dhamaamba xaaladda gobolada dalka Soomaaliyeed, waana sii wadeynaa kormeerkan” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaraha oo xusay in soo...
View Article