Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Wariye Cabdicasiis Koronto iyo Hooyo Luul oo mar kale Dacwdooda ka Bilaaban doonto Maxakamada Racfaanka

$
0
0

Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta oo soo Xushey Shan Xubnood oo ka Doodaya Xeerka Saxaafadda.

weriye00

Waxaa maanta Xarunta Soscensa ee Magaalada Muqdisho ka dhacay Kulan ay isugu yimaadeen Qaybaha kala Duwan ee Warbaahinta waxaana Kulankaasi Shir Gudoominayey Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Suleymaan Shiikh Ismaaciil ( Barasatamol) waxaana Kulankaan looga arrinsanyey sidii Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ay u soo Xulan lahaayeen Shan Xubnood oo ka soo Baaraandega Xeerka Saxaafadda ee Dhawaan Dowlada u qaybisey Qaybaha Warbaahinta,waxaana Shanta Xubnood loo kala qaatey Idaacadaha Hal Xubin, Wargeysyada Hal Xubin, Web –Site Hal Xubin, Talefishin Hal Xubin iyo Nusoj Xubin.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles