Mooshin ka Dhan ah Joojigitaan Ciidamada Kenyaa ma Hirgeli Doonaa mise kii ka...
“Qalaalaasaha ka taagan Kismaayo waxay Dan weyn ugu jirtaa Dowladda Kenya” Iyadoo Maalmahaan ay Jireen Mooshino ay soo Gudbinayaan qaar ka mid Xubnaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka uuna ugu...
View ArticleMaamulka shirkaadda Golis oo kulan ku yeeshay Bosaaso
Maamulayaasha xafiisyada shirkadda Golis ee gobolada iyo maamulka xarunta dhexe (HQ) ayaa kulan wada-tashi iyo is waraysi ah ku yeeshay magaalada Bosaaaso. kulaankaas oo looga arinsanayey...
View ArticleShirkadda Muqdisho Taxi Company oo laga Hirgeliyey Magaalada Muqdisho
Munaasibad si heer sare ah loo soo Agaasimay isla markaana lagu soo ban dhigay Tagaasi Cusub oo ay leedahay Shirkad Cusub oo la magac baxday Mogadisho Taxi Company ayaa ka dhacday Magaalada...
View ArticleYaxye Sh. Caamir “Haddii Badda Soomaaliya lagu soo Xad Gudbo waxaa Dhab ah in...
DHAGAYSO: “Haddii baddeena muran ay gasho, xitaa shanta dawladood ee waaweyn hadday isku raacaan, baddaas yar ee buluugga ah waxay noqonaysaa gaduud .. Wax kasta annagu aan isku hayno, marna ma...
View ArticleSuleymaan Maxamed Ibraahim “ Kenya waxay Dooneysaa in ay la Wareegto Gobolada...
Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Hore ayaa mar uu u waramey Warhaahinta kala duwan ee Magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Kenya ku eedeeyey in soo gelitaankii Ciidamada Kenya ee...
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Ergeygii QM Ee Arrimaha...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wafdi ka socday QM oo uu hogaaminayey ergeygii hore ee arimaha...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha ayaa si rasmi ah u furay wajigii labaad ee talaalka...
Cudurka dabaysha oo laga ciribtiray Soomaaliya sanadkii 2007 ayaa waxaa horaantii bishaan aan ku jirno laga soo sheegay afar xaaladood oo cusub magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Waxaana sidoo kale...
View ArticleHowgalka Ciidamada: Waa Mid Tiin-Tiin loogu Abuurayo Dowladda.
Howgalka Ciidamada Dowlada ayaa dadka qaarkood waxay Aaminsan yihiin in uu yahay mid Nacayb loogu Abuurayo Dowlada Federaalkaa… Waqti Saq Dhexe ayaa Maqley Rasaas goos goos ah , inta soo toosey ayaan...
View ArticleGuddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Magaciisa Lagu Samaystay bog Twitter...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa tibaaxay in magaca guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya si been abuur ah loogu samaystay bog Twitter ah, “ayadoo...
View ArticleUrur-siyaasadeedka Midnimo oo si kulul uga jawaabay hadalkii Wasiirka...
“Cadde Muuse waxa uu yahay madax-weynihii Puntland ee markii uu xilka ka dhamaadey si nabad ah u qabtey doorasho xalaal ah…” warsaxaafadeedka urur siyasadeedka Midnimo
View ArticleMadaxda Soomaliya iyo Japan oo ku heshiiyey in la xoojiyo xiriirka labada dal
Warsaxaafadeed: Yokohama – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Japan, kulankan oo ka dhacay magaalada Yokohama iyadoo isla maantana uu dhici doono...
View ArticleGod Sireed Ha Qodin, Haddii aad Qodidna Ha Dheereynin?!!
EX. XILDHIBAANE SHIIKH SAHID MOHAMED YUSUF HORUDHAC: Madaxweynihii hore ee soomaaliya Mudane Sh Shariif Sh Ahmed wuxuu ahaa Madxweyne Soomaaliya oo dhiiqo dhex taal ka soo baxshay,Anigoo ka mid ahaa...
View ArticleUqeybsanaha Dhanka Waxbarashada, Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaalida...
Uqeybsanaha Dhanka Waxbarashada, Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan Mudane C/qaadir Maxamuud Cali Guulane ayaa shalayto kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Hidaha...
View ArticleNaagtaada mar dambe ha iiga soo dacwoon!
Oday abwaan ah oo indheer garad ah ayuu ahaa. Inantisii ayuu wiil u guuriyey. Marka hore baahi ayaa la isu qabaa, mid walbana kan kale malag ayuu u haystaa, hoosna la isuma oga. Tan kale mar haddii...
View ArticleWasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda “waxa aanu ka codsaneynaa...
Dr. Jamaal Maxamed Barrow ayaa maanta ka hor akhriyay Xubnaha golaha baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sharciga shaqada Arrimaha dibadda ( Foreign Service Low) , kaasoo Wasaaraddu ay diyaarisay ,...
View ArticleTacsi: Xaaji Maxamed Huruuse oo ku Geeriyoodey dalka Cummaan
June 1, 2013: Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland geeridii naxdinta laheyd ee ku...
View Article“Ciidamada Kenya Soomaaliya uma Imaan In qabsadaan ee waxay u yimaadeen in ay...
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo iminka booqasho ku jooga Magaalada Yokohama ee dalka Jabaan ayaa waxaa uu halkaa kulan kula qaatay Madaxweyne ku Xigeenka Kiinya...
View ArticleXafiiskii UNPOS ee Soomaaliya ee Mahiga oo 3-da June isku Bedeleya Howgalka...
Iyadoo 2 Bisha June ay ku egtahay Hawshii uu qaban jiray Xafiiskii Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNPOS ayaa la filayaa in Maalinta Berri ah oo bishu tahay 3-da Juun 2013 Xafiiskaas...
View ArticleFawsiya Yuuuf oo Nairobi ku Saxiixday Heshiiskii Xadaynta Badda ee MoU, ma...
Heshiiskii Is-fahamka ee baarlamaankii hore diidey ayaa markale waxaa Nairobi ku saxiixday Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, haddaba Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya tallaabo intee leeg ayuu ka...
View ArticleWakiilka Cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo si Rasmi ah ula Wareegey...
Wakiilka Cusub ee qaramada Midoobay Wakiilka uga noqonaya Soomaaliya Nichloas Kay ayaa manta soo gaaray Magaalada Muqdisho isagoona isla manta shaqadiisa ka bilaabay Xafiiska UNSOM ee...
View Article