Quantcast
Channel: SomaliTalk.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Maamulka shirkaadda Golis oo kulan ku yeeshay Bosaaso

$
0
0

golis2801
Maamulayaasha xafiisyada shirkadda Golis ee gobolada iyo maamulka xarunta dhexe (HQ) ayaa kulan wada-tashi iyo is waraysi ah ku yeeshay magaalada Bosaaaso. kulaankaas oo looga arinsanayey kor-u-qaadidda shaqada iyo maamul wanaaga, kulankaas oo socday muddo labo maalmood ah waxaa lagu qabtey hoolka shirarka ee xarunta Bosaso.

Kulankaas ayaa waxaa goob-joog ka ahaa maareeyaha, ku xigeenka maareeyaha, madaxa hawlgelinta, qaar ka mid ah hoggaamada iyo agaasimayaasha shirkadda.

furitaankii kulankaas waxaa kelmad wacdi iyo waano ah madasha ka soo jeedshey agaasimaha waaxda sharciyada iyo wacyi-gelinta ee shirkadda Golis Sh.Faysal Xuseen Mire, asagoo ka hadlay mas’uuliyadda iyo culayska ay wadato.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1579

Trending Articles